RedSea Posted November 15, 2006 Ciidamo Ka Goostay Puntland Oo Ku Biiray Maxkamadaha Iyo Ciidamadi Joogay Adhi Cadeeye Oo Galkacayo La Keenay Somaliland.Org — Gaalkacayo, Somaliya — 15 November, 2006 -------------------------------------------------------------------------------- Galkacayo (Somaliland.Org) Ciidamo tiradoodu gaadhayso ilaa boqoleeyo oo kazoo jeeda degaamada Puntland, gaar ahaan magaaladda Gaaklacayo ayaa manta ku biiray ciidamada Maxkamadaha Islaamka ee fadhiisinkodu yahay Bandiiradley. Ku biiritaanka ciidamadan Puntland ayaa cabsi weyn ku dhalisay maamul goboleedka Puntland, taso sababtay in Gen Cadde Muse, Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland wakhtigan xaadirkaa kormeer ku marayo kuna sugan yahay halka ciidamadiisa iyo kuwa Maxkamadahu isku hor fadhiyaan. Waxa labadii wiig ee ugu danbeeyay ka dhacay deeganka Bandiiradley oo ah agagaarka Gaalkacayo dagaalo halkas ku dhex maray ciidamada Maxkamadaha Islamka iyo kuwa Puntland. Ciidamada Puntland iyo kuwa Cabdi Qaybdiid ayaa ciidamada Maxkamadahu ka qabsadeen degaanka Bandiiradley iyo degaamo kale oo ku dhow dhow. Wararku waxa ay intaa ku darayaan in maamul goboleedka Puntland uuu ciidamadiisi u joogay degaanka Adhi Cadeeye uu usoo wareejiyey dhinaca magaaladda Gaalkacayo, halkaas oo uu ka socod abaabul dagaal oo aad u balaadhan. Magaaladda Gaalkacayo ayaa degaan ahaan waxa kasoo jeeda Madaxweynaha Dawladda Federalka Cornel Cabdilaahi Yusuf Axmed, taasoo ay dhabar jab weyn ku tahay isaga iyo maamulka Puntland Maxkamad dhowaan lagaga dhowaaqay degaamadas iyo ku biiritanka ciidamadan ee Maxkamadaha. Cabdi Cali, Somaliland.Org Gaalkacayo, Somaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 15, 2006 ^^Somaliland.org...Please Quote Share this post Link to post Share on other sites
Socod_badne Posted November 15, 2006 It's true. Take it from me, I'm prescient. According to Minkowski, ICU victory is historical inevitability. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 15, 2006 If Minkowski told it it must be true.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted November 15, 2006 what solder woulkd trade all that puntland provides for cambuulo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted November 15, 2006 And what is wrong with cambulo horta, before I ask you whether reer p/land eats them or not. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharif_seylaci Posted November 15, 2006 Weell puntlands is its looking like they are losing the war Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted November 15, 2006 if ya have ta ask, don't worry about it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 16, 2006 ^^^lol, thats funny. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 16, 2006 ^lol.So let me ask you mr.Duke,how do you expect people to find your news sources such as arguably the mother of all lies,Puntland post,and simply dismissed what others post here as not true at all.I have to say,that is wild. Quote Share this post Link to post Share on other sites