Sign in to follow this  
Deeq A.

Denmark oo ansixisay xeer ogolaanaya in qaxootiga lagala noqdo sharciga

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawladda Denmark ayaa ansixisay wax ka bedel lagu sameeyey xeer u ogolaanaya in ay dowladu sharciga kala noqon karto qaar ka mida dadka waddankaasi iska dhiiba ee loo aqoonsado qaxooti.

Wakhtigii hore ,haddii qofku sharci ku leeyahay Denmark, dalkana degan yahay illaa toban sanno wey adkeyd sida qofkaas loogala noqdo sharciga.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this