Deeq A. Posted December 26, 2023 Baarlamanka Denmark ayaa dhawaan ansixiyey sharci mamnuucaya in nuqulka Qur’aanka ah lagu gubo meelaha dadweynuhu isugu yimaadaan. Arrintan oo dhowr jeer hore uga dhacday Denmark iyo Sweden ayaa muslimiin badan oo ku nool labadaas waddan iyo caalamkaba ay aad uga cadhoodeen, iyada oo ay dhaceen dibadbaxyo waaweyn oo lagu diidanaa. Sharcigan ayey dowlada Denmark u bixisay sharciga qur’aanka. Source Share this post Link to post Share on other sites