Jacaylbaro Posted December 29, 2009 Wasiir ka tirsan Maamul goboleedka Puntland ayaa waxa uu si kulul eedeyn ugu jeediyay guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka dalka Kenya Faarax Macallin oo socdaal ay ku weheliyaan xubno ka tirsan maamulka Somaliland ay ku tageen magaalada ay isku haystaan labada maamul ee Somaliland iyo Puntland ee ah Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo ay mar sii horraysay gacan ku haynteeda la wareegeen ciidamada maamulka Somaliland. Faarax Ciise Gaashaan Wasiiru dawlaha Maamul Wanaagga Maamul goboleedka Puntland oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay inay cambaaraynayaan socdaalka uu guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka dalka Kenya ku tagay magaalada Sool, wuxuuna ku eedeeyay Faarax Macallin inuu faragelin toos ah ku sameeyay maamul goboleedka Puntland isla markaana uu hurinayo colaadda ka taagan halkaasi ee u dhexeysa labada maamul. Wasiiru Dawlaha maamul wanaagga Puntland oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu sheegay in Faarax Macalin isagoo ogsoon in magaalada Laascaanood ay ku soo xadgudbeen ciidamada Somaliland ayuu booqasho ku tagay, waxayna taasi meel ka dhac ku tahay Maamulka Puntland, wuxuuna uga digay gudodomiye ku xigeenka baarlamaanka dalka Kenya inuu faraha kala baxo waxyaabaha uu ku gudo jira iyo colaadda uu hurinayo. wasiiru dawlaha Maamul wanaagga Puntland ayaa waxaa hadalkiisu uu imaanay xilli dhowaan guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka dalka Kenya Faarax Macallin iyo xubno ka socda maamul goboleedka Puntland ay socdaal ku tageen magaalada Lascaanood ee xarunta gobolka Sool, hoteel ku yaalla halkaasi oo lagu magacaabo Xamdina ay kulamo kula yeesheen waxgaradka iyo masuuliyiinta magaaladaasi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 29, 2009 wuxuuna ku eedeeyay Faarax Macallin inuu faragelin toos ah ku sameeyay maamul goboleedka Puntland ,,,,, Tolow yaa farta geliyay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted December 29, 2009 ^ Ma far ayay ahayd talaw mise cagtii dheereyd? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted December 29, 2009 looooooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted December 29, 2009 Qashiin weeye wuxu. Far iyo gacan maxaa meesha keeney? Ba'ah! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted December 29, 2009 Only JB would post a couple paragraphs and purposely hide anything that would indicate the source. Dayniile But when we post something from their own enclave (i.e NWSomalia.org) he will dismisses it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted December 29, 2009 Only JB would post a couple paragraphs and purposely hide anything that would indicate the source. Dayniile But when we post something from their own enclave (i.e NWSomalia.org) he will dismisses it. Mr. Bugland creating feel good copy&paste from Dayniile. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 29, 2009 Originally posted by Qudhac: looooooooooooool looooool. Jaabkii bugland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted December 29, 2009 ducaysane waar maxaad ka yar u dhishay you bully Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 29, 2009 Originally posted by Mr.Paragon: Qashiin weeye wuxu. Far iyo gacan maxaa meesha keeney? Ba'ah! They are re-living midnight wet dreams-perhaps someone should inform this public forum. Private thoughts are your mind only. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 30, 2009 Puntland Oo Canbaaraysay Safarka Faarax Macalin Ee Laascaanood Now How About JIDBAALE ? Quote Share this post Link to post Share on other sites