Deeq A. Posted December 25, 2023 Hargeysa(Qaran news)-Baafin : . Taliska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland garahaan Saldhiga 26ka Juun (Dalloodha ) ee Magaalada Hargaysa waxa uu raadinayaa qofkii lahaa Mobile (iPhone 14pro max ) oo sawirkaasi shaashada u saaran yahay . Waxaanna Hawlgal ay sameeyeen Ciidanka saldhigaasi kusoo qabteen Eedaysanihii sitay , waxaanu ku jiraa gacanta Ciidanka Booliska. Haddaba qofka leh waxaa laga rabaa ina uu sheego Calaamaddaha Mobile ka iyo ina uu ka furo Password ka ku xidhan . Taliska Ciidanka Booliska JSL waxuu dadka dhaca iyo boobka bulshada caadaystay u sheegayaa inaanay gacmaha Ciidanka ka baxsan doonin , degdegna u horgayn doono sharciga. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites