General Duke Posted May 29, 2008 Isbaheysiga Dib u Xoreynta Garabka Asmara oo ku eedeeyay Garabka Shariifka in ay la kulmeen W. Arr. Dibeda Ethiopia Xubanaha Isbaheysiga Dib u xoreynta garabka Asmara fadhiya ayaa ku eedeeyay Garabka Sheekh Shariif hogaamiyo in ay Yemen kula kulmeen Sarakiil Ethiopia. Shir jaraa'id oo uu ku qabtay Kuxigeenka Isbaheysiga Dib u Xoreynta Zakariye Xaaji Maxamuud ayaa sheegay in Xubnaha ay hogaaminayaan Sheekh Shariif iyo Shariif Xasan ay wali wadaan mu'aamaraadka Kulamadii Nairobi iyo Jabuuti, waxaana uu cadeeyay in Yemen ay kulan qarsoodi ah kula qaateen Wasiirka Arrimaha Dibada Ethiopia. "Anaga rag baa meesha noo jooga cadeyna wan heynaa, xubnahaas jooga Yemen wali qayaanadii bey wadaan Wasiirka Arrimaha Dibada Ethiopia ayayna la kulmeen, cadeen ayaana u heynaa"ayuu yiri Abuukaate Zakariye oo ahaa saaxiibka weyn ee Shariif Xasan. Waxaa uu xusay in aysan marnaba ka qarin doonin umadda Somaaliyeed waxa uu ku sheegay qiyaanada ay sameeyeen labada Shariif, isla markaana ay warbaahinta tusin doonaan heshiis ay saxiixeen oo aan ku jirin in Ethiopia ciidankeeda kala baxdo dalka Soomaaliya. Sheekha Shariif oo saxaafada la hadlay ayaa horay u sheegay in warkan uu yahay mid lagu jahwareerinayo isbaheysiga, isla markaana aysan la kulmin saraakiil Ethiopian. Ficilada kul kulul ee ka soo yeeraya Madaxda isbaheysiga Dib u Xoreynta ayaa u muuqanaya mid sii hurinaya khilaafka ka dhex taagan, waxaana tani niyad dhis u tahay Cabdulaahi Yuusuf iyo Ethiopian-kiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 29, 2008 “Warkan waxaa uu ka mid yahay wararka jahwareerka geliyay Umadda Soomaaliyed, waxaan umadda u sheegaya inuu warkan uu been yahay, mana dhicin mana dhici doonto wada xaajood aan la galno Itoobiyanka”ayuu yiri Sheekh Shariif oo wareysi siiyay Idaacadda BBC da Ma aqrisaa xataa waxaa soo link gareysid? Mise Afsoomaaligii si kuugu gooye. Another misleading, deceptive title. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted May 29, 2008 ^ he probably mistaken it for his regular dose of propaganda Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 29, 2008 MMA, stop jumping the gun, the title had a question mark to it. Its the Asmara group very own Zakaria Haji mohamoud who claimed the Sharif's met the Ethiopians. Sharif denied it but he also denied he was going to hold talks with the TFG. Its you who can not read and is devoid of analytical thinking. Quote Share this post Link to post Share on other sites