Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka KAAH Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Dheel-dheel

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxamuud Xaashi oo Xukuumadda ku Eedeeyay Dheel-dheel

Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka KAAH, Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland ay ku jirto dheel-dheel siyaasadeed oo aanay Kaadirka KULMIYE fahamsanayn.

Sidaas wuxuu ku sheegay Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi qoraal kooban oo uu ku qoray barihiisa bulshada sida Facebook iyo Twitter, waxaanu u dhignaa sidan:-

“Dheel-dheelka Xukuumadda, dhoy la’aanta Kulmiye, dhawaaqa Mucaaridka, dhibaatada shacabka dhan kasta kaga xeeran, iyo dhiillada isa soo taraysa. Allahayow, intee baa u dhaxaysa? Iyamaase dhalanteed ah, oo dhiggiisu uu hadrayaa?.”

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this