General Duke Posted September 16, 2008 Dowladda federalka oo sheegtay in ay difaaceyso garoonka diyaaradaha. Dowladda federalka Soomaaliya ayaa maanta jawaab kulul ka bixisay hadal dhawaan kasoo yeedhay ururka Al shabab oo ay ku sheegeen in ay xirayaan garoonka diyaaradaha Aadan cade ee magaalada Muqdisho. Dowladda federalka Soomaaliya ayaa maanta jawaab kulul ka bixisay hadal dhawaan kasoo yeedhay ururka Al shabab oo ay ku sheegeen in ay xirayaan garoonka diyaaradaha Aadan cade ee magaalada Muqdisho. Wasiirada aminga iyo arrimaha gudaha Muuse Nuur Amiin iyo gaadiidka cirka iyo dhulka Maxamed Ibraahim Xaabsade oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ay dowladu balan qaadeyso garoonku in uu sii shaqeynayo,waxaana ay dhaliil u jeediyeen ururka Al shabaab oo ay sheegeen in hadalkii dhawaan kasoo baxay uu qeyb ka yahay cuna qabateyn dheeraada oo ay jeclaan lahayeen in shacabka Soomaaliyeed ay saaraan. “Ciidamada amaanku diyaar ayay u yihiin in ay difaacaan sii shaqeynta garoonka,Alshabaabna waxaan ugu baaqayna in ay ka waanbtoobaan wax yaabahaas oo kale”ayuu yidhi wasiirka arrimaha gudaha Muuse Nuur Amiin intii uu socday shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen magaalada Baydhabo. Wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka Xaabsade ayaa isna sheegay in shirkadii diyaaradeed ee u hogaansanaata warka Al shababa ayan dowladdu u ogolaan doonin adeegsiga garoomada dalka. Warka kasoo baxay dowladda federalk ayaa kusoo beegmaya iyadoo ururka maxkamaduhu uu dhaliilay hanjabaada AL shabaab uuna sheegay in uu ugu baaqay shabaabku in ay go’aankoodii hore ka laabtaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Resistance Posted September 16, 2008 And there were no landings. looks like the airlines fear more the threats of Al-shabaab than trust the re-assurances of security by the TFG. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 16, 2008 source Mogadishu airport was never open because of them, and they sent mortars into it. Again hot air from the clowns. And clan threats. Now consider, if they close this airport, will they not just be giving more business to Bossaso? The clan clowns seem to lose opportunity for those they are killing to defend. Quote Share this post Link to post Share on other sites
unknown1 Posted September 16, 2008 duke they r ready for this. they have prepared for this. they have got new weapons. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 16, 2008 Adeer you dont know what you are talking about. This is a good thing the TFG wanted to close most of the clan airlines that support this group. Anyhow be prepared to give more money to Bossaso, Berbera, Eyel, Garacad and other ports. Do you see the idiotic reasoning behind this whole thing? Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted September 16, 2008 ^^ You forgot to mention Kismaayo's facilities as alternatives. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Member-sol- Posted September 16, 2008 He considers those "alshabaabs" in kismaayo as part of the locals. Soon those "locals" will head towards baidoa and mogadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted September 17, 2008 Originally posted by General Duke: Adeer you dont know what you are talking about. This is a good thing the TFG wanted to close most of the clan airlines that support this group. Anyhow be prepared to give more money to Bossaso, Berbera, Eyel, Garacad and other ports Shoulnt you be contend with that or is another spin to cover the inability of the TFG? Quote Share this post Link to post Share on other sites