Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka arimaha gudaha oo la Kulmay UNDP

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20231218-WA0005.jpg
Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Yusuuf Ismaaciil, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Xafiiska Horuumarinta Qaramada midoobey ee UNDP Mr. Lionel Laurens.

Kulankan ayaa lagaga wada hadlay wada shaqaynta labada dhinaca, sida Mashaariicda ay kala shaqeeyaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo guud ahaan Jamhuuriyadda Somalilandba.

Kulankan ayaa ku soo dhamaaday isfaham iyo wada shaqayn buuxda, Wakiilka waxaa kulanka ku wehelinayey Masuulin sa rsare oo ka tirsan Xafiiskiisa.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this