Sign in to follow this  
Jabhad

Latest news from occupied Somalia

Recommended Posts

Jabhad   

Qaraxyo iyo weerarro caawa lala beegsaday goobo muhiim ah oo ka tirsan Muqdisho

Posted to the Web Feb 01, 13:06

 

Aayaha.com, 01 Feb. 2007 - Qaraxyo iyo weeraro hubeysan oo aan horay loo arag ayaa caawa lala beegsaday goobo muhiim ah oo ku yaala magaalada Muqdisho.

 

Dekedda caalamiga ah ee Muqdisho ayaa lagu waramayaa in lagu tuuray ugu yaraan 8 hoobiye, kuwaasoo la sheegay in ay dhamaantood haleeleen gudaha dekedda.

 

Weeraro hubeysan ayaa sidoo kale lala beegsaday Hotelada kala ah Lafweyn iyo Ambassador, waxaa sidoo kale weeraro lala beegsaday xaruntii hore ee wakaalada hargaha iyo saamaha.

 

Weeraradan oo dhacay goor habeenimo ah dartood lama garanayo khasaaraha ay geysteen.

 

Dekedda Muqdisho iyo wakaaladda hargaha iyo saamaha ayaa waxey kamid yihiin xarumo ay degen yihiin ciidamada cadowga Itoobiya ee dalka gacanta ku dhigay, sidoo kale hotelada Lafweyn iyo Ambassador ayaa waxaa degan dagaal oogayaasha u adeega maamulka Tigreega ee qabsaday Soomaaliya.

 

Faahfaahinta wararkan kala soco barnaamijkeena berrito hadduu Allaah idmo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Kumanaan taageersan Xaaji Abukar Cumar Caddan ayaa iyagoo careysan bannaanbaxyo ka dhigay Muqdisho

Iyagoo careysan sitana Boorar iyo Sawirada Xaaji Abuukar Cumar Caddaani ayaa waxay socod dheer ku mareen wadada isku xirta Sanca ilaa iyo Hotelka Ramadaan ee Magaalada Muqdisho iyo weliba Wadada Soddonka.

 

Dadkan bannaanbaxayay ayaa waxay doonayeen in dowladda Kenya sii deeyso Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan oo ku xiran Xabsi ku yaala Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

 

Ehelada Xaaji Abukar Cumar Caddan oo bannaanbaxaas ka hadlay ayaa waxay sheegeen inay doonayaan in Xaaji Abukar Cumar Caddan la sii daayo maadama uusan lahayn wax dembi ah waa sida ay hadalka u dhigeen.

 

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Ganacsade Xaaji Abukar Cumar Caddan go’aan ka gaari doonto 5 bishan marka la horkeeno Maxkamad ku taala Kenya.

 

Xaaji Abukar Cumar Caddan waxaa waaye Ganacsato Degan caasimadda Soomaaliya, waana nin maalqabeen ah isla markaana dhawr jeer badbaadiyay dad loo haystay afduub oo qaarkood u dhashay dalka Kenya iyo kuwa qabiilkiisa gumaadeen.

 

Ganacsadahan ayaa loo haystaa sida dad badan qabaan taageeradii uu taageeri jiray Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliya ee bishii December lagaga adkaaday dagaalkii dhex maray iyaga iyo Ciidamada Isbaheystay Soomaaliya iyo Itoobiya.

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradiin007@hotmail.com

Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Soomaaliya

Midnimo Information Center wararka@midnimo.com

 

www.midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

MOGADISHU, Somalia: Hundreds of supporters of Somalia's ousted Islamic group demonstrated in the capital Thursday against an imminent deployment of foreign peacekeepers.

The protesters chanted anti-government slogans and burned tires, a day after the African Union said three battalions of peacekeepers from Uganda and Nigeria were ready to be deployed in Somalia and will be airlifted in as soon as possible.

 

"We will not tolerate foreign troops coming to our country," demonstrator Saida Hussien said. "We will show the world that we are against the foreign troops."

 

Another demonstrator, Abdiqadir Hassan Diriye, said, "As long as I'm breathing, I will fight with the foreign troops who are coming to our country."

 

The demonstrators, who protested in northern Mogadishu - an area known for its strong support of the Islamic group - carried placards that read, "We don't want foreign troops," and "Down with Ethiopia," referring to Ethiopia's military intervention that routed the Council of Islamic Courts.

 

The protesters called for the return of the Islamic movement, which was credited with restoring some order in the violent nation.

Factional violence has again become a feature of life in Mogadishu since last month when Somali government troops with crucial support from Ethiopian soldiers, tanks and war planes ousted the Islamic movement. Mortar and grenade attacks have also been launched against Ethiopian and government troop garrisons in the city.

 

Ethiopia, whose continued presence is deeply unpopular among Somalis, says it does not have the resources to stay and already has begun withdrawing, presenting the possibility of a dangerous power vacuum.

 

The African Union was pressing ahead with its peacekeeping mission to Somalia despite securing only half the 8,000 troops needed at a key summit of African leaders that ended Tuesday. Five nations - Uganda, Nigeria, Malawi, Burundi and Ghana - have pledged around 4,000 troops so far.

 

Somalis are wary of a foreign peacekeeping force following the disastrous U.N. intervention in the early 1990s, a bloody period even by Somali's turbulent history.

 

On Tuesday, extremists in Somalia said they would try to kill any peacekeepers. In a videotape posted on the official Web site of the Islamic movement, a hooded gunman read a statement saying that any African peacekeepers would be seen as invaders.

 

The United States has accused the Council of Islamic Courts of sheltering suspects in the 1998 al-Qaida bombings of U.S. embassies in Kenya and Tanzania. Osama Bin Laden has said Somalia is a battleground in his war on the West. The U.S. launched two airstrikes against fleeing Islamic fighters, although details of the attacks are unknown.

 

Somalia has not had an effective national government since 1991, when warlords overthrew dictator Mohamed Siad Barre and then turned on one another, throwing the country into anarchy.

 

The transitional government was formed in 2004 with U.N. help.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

No Somalia support from Saleh

 

--------------------------------------------------------------------------

 

Abi Mohame abdimmc@hotmail.com

 

Thursday February 01, 2007

 

 

"No matter if Ethiopia invaded Somalia,'' Ali Abdallah Salih, the president of Yemen.

 

This was reportedly said by President Saleh in an interview with Emarites Al-Bayan Newspaper.

 

This statement reminded me the late '70s when Somali waged war against the Ethiopians and had captured the entire western Somalia and the Ethiopians were defeated irreparably by the brave Somali army. The Russians had declared war against Somalia. The history has in record that the then Southern Yemen sided with the Russians and sent tanks and fighter jets and troops to back the defeated Ethiopians.

Now, when all the Muslim world and some non-Muslim countries have condemned the Ethiopian aggression and its invasion of Somalia, what made Saleh support Ethiopia against Somalia? Is there enmity between Yemeni and Somali people? Have Yemenis grudges against us? Have you any scores against us? Why?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this