Sign in to follow this  
Deeq A.

Amiirkii dalka Kuwait Sheekh Nawaf Al-Axmed Al-Sabah oo geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Amiirkii Kuwait, Sheekh Nawaf Al-Axmed Al-Sabah ayaa geeriyooday isaga oo 86 jir ah, sidaas waxaa ku dhawaaqay telefishanka Kuwait.

Amiirkan ayaa hogaaminayey dalkan qaniga ku ah saliidda saddexdii sano ee lasoo dhaafay kadib markii uu kala wareegay walaalkiis, Sheekh Al-Axmed Al-sabah.

“Murugo iyoayaan ugu baroor diiqaynaa geerida Sheekh Nawaf Al-Axmed Al-Sabah” ayaa lagu sheegay bayaan lagasii daayey telefishanka.

Sheekh Nawaaf ayaa loo magacaabay amiirka dhaxal sugaha ah dalkaas sannadkii 2006 wuxuuna noqday Amiirka rasmiga ah ee dalkaas, sannadkii 2020.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this