Deeq A. Posted December 16, 2023 Wariye oo ka tirsanaa warbaahinta Al-Jazeera ayaa la dilay, mid kalena waa la dhaawacay Jimicihii markii uu ku dhacay gantaal laga soo tuurey magaalada Khan Younis ee ku taalla Koonfurta Gaza, sida ay warbaahinta warinayso. Source Share this post Link to post Share on other sites