Sign in to follow this  
Jacaylbaro

No Shariah for Alshabaab

Recommended Posts

Maamulka Alshabaab ee Gobolka Gedo ayaa markii ugu horeysay waxa ay ka hadleen mowqifkooda iyo aragtidooda ku aadan Go’aankii Baarlamaanka ee ku dhaqanka Diinta Islaamka,kaasoo ay ku tilmaameen mid lagu qiyaanayo dalka iyo Diinta islaamka,islamarkaan a uu yahay go,’aan aanan marnaba la aqbali karin.

 

Gudoomiyaha Maamulka Islaamiga Gobolka Gedo Shiikh Ismaaciil Aden Xaaji oo saaka la halayey Warbaahinta ayaa sheegay go’aankii dhawaan Baarlamaanka Soomaaliya uu ku ku go’aansaday in dalka lagu dhaqo shareecadda Islaamka, in go’aankaasi uu yahay mid lagu qiyaanayo shacabka, diinta iyo dalka sida uu hadalka u dhigay.

 

Mar wax laga waydiiyay sababta ay wali u diidan yihiin go’aankaasi Maadaama madaxweyne sheekh shariif oo shalay hoggaaminayay Maxkamadaha uu maantana Madaxwayne uu yahay ayuu sheegay Gudoomiyaha Islaamiga Gobolka Gedo in Shiikh shariif uu shaqsi mabaadiidiisu ay wax iska bedeleen waa sida uu yiri Sheekh Ismaaciil oo Dowladda uu madaxda ka yahay sheekh shariifka ku tilmaamay Rido iyo mid u adeegta gaaladii lala dirirayey,waxba ayan ku darsan doonin xitaa haddii buu yiri si walba loo taageeero.

 

Gobolada dalka oo dhan waxaa laga hergeliyey ayuu yiri Sh.Ismaaciil ku dhaqanka shareecada Islaamka,haddii ay dowlad yihiin maxaa u diidey in ay tagaan Gobolada dalka ee Xoogaga Islaamiyiintu ay ku maamulaan shareecada Islaamka,marnaba ma taageeri doona ayuu yiri dowlad ku sheeg markii horeba nidaamka gaalada lagu soo dhisey sida uu hadalka u dhigay.

 

Baarlamaanka KMG ayaa dhawaan go’aansaday in dalka lagu maamulo shareecadda Islaamka, waxaana arrintaan soo dhaweeyay qaar ka mid ah qeybaha bulshada iyo culumada Soomaaliyeed iyo waliba inta badan xoogaga hubeysan, waxaana dhamaan qeybahaasi,ugu baaqeen dowladda in arrintaan ay ka dhabayso oo ay fuliso ku dhaqanka sharciga Islaamka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^It is political ploy not sincere effort to actually implement Sharia. This is evidenced by the contradictory statements coming out of the Sharif government, and I have to say Sharif and Omar are very two I don't see incompetent but certainly inexperienced of the matter politics, and soon enough I'm afraid in war.

Share this post


Link to post
Share on other sites

First excuse: Ethiopia should leave

 

Second Excuse: AMISOM should leave

 

Third excuse: Implementing Sharia is a Trick

 

 

Final: There should be only Alshabaab ,, no one else.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Che -Guevara:

^You didn't answer my questions-how was the mass massacres of the Somalis by Ethio army and AMISOM an excuse?

Che, don't be emotional. No one is condoning the presence of Ethiopians on Somali soil.

 

But the question from a Somaliland perspective (I say a Somaliland perspective = Somali living in total physical peace) is who's massacring Somalis now that the Ethiopians have left? Who was massacring Somalis since 1991 in the former Somali Republic? It wasn't the Ethiopians and AMISOM. It's a lot of the same actors and related groups.

 

Now, politicians and aspiring leaders will have their deep addictions to power, but is it worth this price?? This is the question that's never resolved in the South!

 

How many must die in order for you to sit on the chair one more time??

 

Somalinimo is not the answer, Muslimnimo is not the answer neither. Both are deep in the cultural psyche of the current killers yet they still kill. This requires a much deeper reflection on the part of the society - to look deeply within one's own culture and recognize what's rotten (for no culture is perfect in Allah's world). Then to cut it out by efficient surgery!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Che -Guevara:

^You didn't answer my questions-how was the mass massacres of the Somalis by Ethio army and AMISOM an excuse?

For them it was an excuse sxb. As long as it supports them forming their own empire.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Jb, if we go by your logic,SNM used the Barre's regime as an excuse to form their mini-empire.

 

Mintid-No one is being emotional and I'm not saying anyone condoned the crimes that committed, but just how was Ethiopia's invasion and the subsequent arrival of AMISOM an excuse. What would you have them do when Ethiopia invaded, reciprocate in kindness and shower the Ethios and their stooges with flowers?

 

But I agree Somalis need to some soul-searching.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this