Sign in to follow this  
Somali_Patriot

Jamac Cali Jamac speaks!!!!!

Recommended Posts

Xildhibaan Jaamac Cali Jaamac Oo Ka Tirsan Xildhibananada Baarlamanka Federaalka KMG Ee Soomaaliya Ayaa Ku Eedeeyey Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf In Uu Yahay Mid Go'aankiisa Kaliya In La Qaato Doonaya.

 

 

Hobyonet.Muqdisho.Talaado, May 17, 2005..

 

 

Jaamac Cali Jaamac Oo Ahaa Madaxweynahii Sharciga Ee Maamul Goboleedka Puntland Kaasoo Cinqalaab Daraawish u Ku Afganbiyey Madaxweyne C/laahi Yusuf Oo Xiligaasi ahaa Madaxweynaha Maamulka Puntland isaga Jaamac Cali Jaamac Iminka Ka Mida Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka KMG e Muqdisho Jooga ayaa Maru Xalay Saxaafada U Waramayay Waxaa u Madaxweyne Yuusuf Ku tilmaamay Nin In La Doorto Raba inta Badan Markii La Doortana aan Cidina La Tashan Isaga oo Cidii aan Taladisa Qaadan Dagaal Kala Hortaga.

 

Xildhibaan Jaamac Cali Jaamac Waxaa u Soo Qaatay Jabhadii SSDF oo uu Tilmaamay inuu Gudoomiye u ahaa Jen Maxamed Abshir Haaman Dabadeed C/laahi Yuusuf Uu isaga markii uu isjeclaysiiyay Loo Dhiibay Dabadeedna Cidii Fikirkiisa ka Hortimaada Dagaal Ku Qaadayay.

 

Sidooo kale Waxaa uu Jaamac Cali Jaamac Xaqijiyey in Maamulka Puntland Markii ay Waqtigii u Dhamaatay Waxa la ii Doortay Madaxweyne aniga Dabadeedna Waxaa uu Cabdulaahi Yuusuf Afganbi Ciidan Ku sameyey Maamulkii aan Madaxda u ahaa isaga oo Soo Adeegsadey Ciidamo ajnabi ah.

 

Xildhibaan Jaamac Cali Jaamac Waxaa uu Rabi ugu Baryay in Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha ay Soo Noqdaan oo ay Qaataan Go'aanada Barlamaanka .

 

Dhinaca Kale Waxaa uu soo Dhaweeyey Xildhibaanada Howlaha Amaanka Lagu sugayo Magaalada Muqdisho o u ku Tilamaamay Mid si Wanaagsan u socda .

 

Mar u ka Hadlayay Dadka Dhahaya Ethopia Ma ahan Kuwa hada ka Taliya Mid Cadow ah iyaga oo Dhahay saaxiibo ayaan Nahay Waxaa uu Hoosta ka Xariiqay In Markiii Xoriyada La Qaatay 1960 Kii in Boqorkii itoobiya ka Talinayay ee Xayla Salaasi uu Yiri DowLAD soomaaliyeed Bari Nagama Xigto ee Waxaa naga Xiga Canaasiir oo Waxay soo Weerareen Togwajaale iyo Feerfeer Ethopia Waa Ethopia ayuu Hadalkiisa ku soo Koobay.

 

 

Mustaf Nuur Guuleed Ridil Muqdisho

mustafnuurridil@hotmail.com

 

--------------------------------------------------

 

Windtalker your fellow reer bosaasos are stepping up to the thug in Hilton Hotel, what do you think of all this? Or is this one of those untrustworthy site to?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this