Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Maaliyadda oo Dekedda Berbera ku Qaabilay Weftigii South Africa

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Maaliyadda oo Dekedda Berbera ku Qaabilay Weftigii South Africa

Hargeysa(Qarannews)-Wasiirka Horuumarinta Maaliyadda Dr Sacad Cali Shire iyo Masuulin kale oo Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ka tirsan ayaa Magaalada Berbera ku qaabilay Weftiga ka socda Dalka Koonfur Afrika.
IMG-20231215-WA0002.jpg
Weftigan ayaa booqday Dekekada wayn ee Marsada Berbera iyo Free Zone ka, waxaana qaabilay Wasiirka Horuumarinta Maaliyadda, Wasiir Kuxigeenka Ganacsi iyo Dalxiiska, Maareeyaha Dekeda Berbera iyo Masuulinta Gobolka Saaxil iyo kuwa Degmada.

Weftigan ayaa soo arkay horuumarka ay ku tallaabsaday Somaliland iyo sida ay muhiimka u tahay in ay iskaashi la sameeyaan Dalka Jamhuuriyadda Somaliland.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this