Sign in to follow this  
Deeq A.

UDUB iyo Xukumadii Siilaanyo noogu dambeysey Farxad

Recommended Posts

Deeq A.   

Dee Muuse qabsayo Mabaanan Farxinba. Shacabka Berbera oo ka hadley dareenkooda.
UDUB iyo Xukumadii Siilaanyo noogu dambeysey Farxad.

Dareenka shacabku meel uu joogaba waa sidan oo kale. Dadka inta ugu yaabka badani waa intii la yidhi fartiinaad eedi doontaan.

Ilaahey isbedel khyr qaba sanadka cusub dalka iyo dadkaba haku gaadhsiiyo.

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

VID-20231213-WA0022

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this