Deeq A. Posted December 14, 2023 Dee Muuse qabsayo Mabaanan Farxinba. Shacabka Berbera oo ka hadley dareenkooda. UDUB iyo Xukumadii Siilaanyo noogu dambeysey Farxad. Dareenka shacabku meel uu joogaba waa sidan oo kale. Dadka inta ugu yaabka badani waa intii la yidhi fartiinaad eedi doontaan. Ilaahey isbedel khyr qaba sanadka cusub dalka iyo dadkaba haku gaadhsiiyo. Hon-Envoy Abdirizak Diinaari VID-20231213-WA0022 Qaran News Share this post Link to post Share on other sites