Sign in to follow this  
Paragon

Banaanbaxyo rabshada wata oo hareeyey Magaalada Laascaano

Recommended Posts

Paragon   

Banaanbaxyo rabshada wata oo hareeyey Magaalada Laascaano maanta(Daawo sawirada)

Posted to the Web Oct 20, 18:05

 

buuq5.jpg

 

buuq1_1.jpg

 

 

Laascaano:-Waxaa saaka mar kale dib uga qarxay Xarunta gobolka Sool ee Laascaanood Mudaharaad xooggan kaas oo ay ka soo qayb galeen dadweyne fara badan ku dhaqan Magaalada Laascaano iyadoo ay mudaharaadkaan ay soo abaabuleen dhalinyaro aad u caraysan oo jidgooyooyin ka sameeyey wadooyinka Magaalada.

 

Dadka mudaharaadayey ayaa waxaa ay ka soo horjeedaan Maamul Beeleed ka soo jeeda gobolka Sool iyo Ciidanka Soomaaliland oo hadda gacanta ku haya magaalada Laascaano.

 

 

 

 

Banaanbaxayaasha ayaa socod ku maray Wadooyinka Magaalada iyagoo sida

la sheegay weerar ay dhagaxaan u adeegsadeen ku qaaday Xarumo ay ka mid yihiin Saldhiga Booliska, Xarumaha Xawaaladaha iyo goobaha ganacsiga ee furnaa.

 

 

 

 

Banaanbaxayaasha ayaa socodkooda ka soo bilaabay Hotel ay deganaayeen Xuseen Taarwale iyo Cali Sandule oo ka mid ah Masuuliyiin u dhashay Gobolka Sool kana tirsan Maamulka Soomaaliland ee hadda gacanta ku haya Magaalada Laascaanood.

 

 

Dadweynaha qaar ayaa ka baxay magaalada iyadoo dadka badankiisa uu aaday Magaalada Buuhoodle iyo dhinac Garoowe walow dadka ka qaxay magaalada Laascaano ay dulsaar ay ku yihiin eheladooda ku sugan howdka & dhamaan Magaalooyinka kan tirsan Gobolka Sool.

 

wixii war ah ee soo kodha kala soco warsidaha Halgan.net

 

NB: Isha sawirda Jidbaale

Halgan.net

Maryan C/llahi

Garoowe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Paragon, its very clear. That people of SSC dont want the secessionist administration. A very good alternative will soon emerge.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this