Sign in to follow this  
Deeq A.

Jiilka-1991-Kadib: Ha Weydiiyaan NN Ama Damul-Jadiid, Lacagta Qatar Iyo Tan Imaaraadka Teebaa Xalaala?

Recommended Posts

Deeq A.   

Sebtember 1861 ayay Dowladdii Cusmaaniyiinta iyo Dowladihii Yurub kala saxiixdeen heshiis loogu yeeray Xeer-nidaamiye Dabiici ah (Règlement Organique), markaa oo ay Cusmaaniyiintu wadeen Nidaam Dib-u-Habeyn (Tanzimat). Ujeedada muuqata ee Yurubiyaanku waxay aheyd in la ilaaliyo xuquuqda dadka Kiristaanka ee loo yaqaan Maronite iyo Duruusiyiinta kunool gobolka Mutaṣarrifiyyat Jabal Lubnaan.

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this