Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo is casilaya

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1702018173537.jpg?resize=720%2C48

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa bishan December is casilaya sida ay xaqiijinayaan warar lagu kalsoonaan karo.

Wararka ayaa sheegaya in wasiir Huruuse uu ku biiri doono musharrixiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha Puntland ee doorashada 2024.

Ololaha doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa si toos ah u bilowday kadib markii ay meesha ka baxday hubanti la’aantii ka jirtay hannaanka loo qabanayo doorashada.

Madaxweyne Siciid Deni ayaa habeen ka hor sheegay in lagu laabtay hannaankii hore ee doorashada 66-da taas oo soo afjartay khilaafkii in mudda ah ka taagnaa Arrimaha doorashada.

PUNTLAND POST

The post Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo is casilaya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this