Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Isgaadhsiinta oo Qabtay Shir lagu Dejinayo Qorshahooda 2024ka

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Isgaadhsiinta oo Qabtay Shir lagu Dejinayo Qorshahooda 2024ka

Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL, Mudane Dr. Ahmed Yuusuf Idiris ayaa shir-guddoomiyey kulan lagu falanqaynayey qorshaha shaqo ee sannadka 2024-ka.

Kulankan oo ay qayb ka ahaayeen dhammaan Agaasimayaasha Waaxaha kala duwan ee Wasaaradda ayaa lagaga doodday Qodobbo dhawr ah oo ay ka mid ahaayeen Tiirarka (Pillars) lagu salayn doono Qorshaha Sanadka soo socda ee 2024-ka (Annual Work Plan Pillars) iyo sida ay mudnaanta u kala yeelan doonaan qorshayaasha shaqo ee Wasaaradda.

Kulankan oo ku soo dhammaaday si guul ah ayaa waxa kasoo baxay Qodobbo waxtar u leh Qorshe Hawleedka Sannadka soo socda.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this