Dr Ligle Posted September 1, 2009 Gen Morgan Iyo Maslax Siyaad Barre Oo Maamul Samaynaya {Kismaayo } 1-09-09"Jen. Maxamed Saciid Xersi Morgan, Jen. Maslax Maxamed Siyaad Barre iyo Maxamed Xabeeb (Maxamed dheere) oo isna qayb gaar ah kasocda ayaa la sheegay inay wadaan qorshe dhismo maamul gobolleedyo loogu sameynayo qaar ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa koonfurta Soomaaliya Sida warku sheegayo Jen. Maxamed Saciid Xersi (Morgan) iyo Jen. Maslax Maxamed Siyaad Barre ayaa u ololeynaya in laga dhiso Koonfurta Soomaaliya maamul gobolleed lagu magacaabo Jubballand, iyadoo warar kala duwan ay sheegayaan in saddex ama Lix gobol midkood hadba tii la isku afgarto uu qorshuhu noqonayo . Dhinaca kale xubno kale oo uu ka mid yahay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa iyagana la sheegay inay wadaan qorshe ku aaddan dhismo dowlad gobolleed la magic baxaday Banadir-land oo aan la ogeyn inta gobol ee uu ka kooban yahay, balse loo maleynayo inuu ka kooban yahay gobollada Banaadir, Sh/dhexe iyo Sh/hoose. Qorshayaashan ayaa la sheegay in lagu doonayo dhismo maamul gobolleedyo laga hirgeliyo Koonfurta Soomaaliya, taasoo aan la ogeyn sida uu ku hirgelayo, maadaama inta badan gobolladaasi ay gacanta ku hayaan kooxaha dowladda ka soo horjeeda. Dhanka kale xildhibaan Cali Maxamed Geeddi oo mar ahaa Ra’isal wasaarihii hore ee somalia ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar horay u soo baxay oo lagu baahiyay qaar ka mid ah Wesite-yada afka Soomaaliga wax ku qora, kuwaasoo sheegayay in Cali Maxamed Geeddi uu ku jiro qorshahan maamul Gobolleedka loogu sameynayo goballadan aan kor ku soo xusnay. “Waxaan ahay mas’uul garanaya nidaamka iyo shuruucda dalka u degsan, suurtagalna ma ahan in aan dowlad gobolleed ama dowlad gobolleedyo dhiso anigoo dhinac maraya Axdi Qarameedka iyo Hay’adaha Federaalka ee Soomaaliyeed” ayuu yidhi Cali Maxamed Geeddi. Widhwidh Online News Des..Media Center Source: http://www.radiowidh widh.com/html/module s.php?name=News&file =article&sid=519 Good job morgan and maslax siyad barre, it will be interesting to see how many regions are included in jubbaland. So far the report suggests 3 OR 6 regions, can't wait to hear their names!!! Another shout-out to maxamed dheere and geedi for building banadir-land and taking control of the situation for their people lets hope it is success and will enhance the people lives at local level. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted September 1, 2009 This is an outrage to all those indigenous reer Jubba. The people of the region do not want these warlords who committed crimes against humanity. The elders of the region a couple of weeks ago held a meeting in Mogadishu rejecting their evil-doing. The so called Jubbaland elite is totally from one clan that does not even reside in most of the region. They are reer Gedo and they want to rule Jubbooyinka without consulting the poeple? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr Ligle Posted September 1, 2009 Jaanka, an administration whatever administration is better then no administration or an islamist administration which provides nothing of benefit for the locals and only provide services to their master al-qaeda who fund their chaos. Shabab have done nothing in kismayo to provide progress for the people, it's time they are held accountable and told to leave in peace for the sake of the people or leave with force. I am sure jubbaland will get tfg and amisom support in ousting shabab once all the finer details are sorted out within the new regional administration. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted September 1, 2009 Originally posted by Jaanka: They are reer Gedo and they want to rule Jubbooyinka without consulting the poeple? Don't be ridiculous waryaa! A Somali does not need to consult nor seek permission from any other Somali to be anywhere in Somalia. This mentality of yours is such a horrible relic of a bygone time and I'm shocked your kind exist. A Somali is a Somali. Get that through you head! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 1, 2009 Another FutuudLand...oo xoog lagu dhisi rabo...! ?Bal aan aragno! Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAAROODI Posted September 1, 2009 looool, these declarations will prove to be abosolutely nothing but words. However what it does show is that somalia is further disintegrating. looool, which is not a bad thing in my view. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted September 2, 2009 We welcome Jubbaland admin. Any admin regardless of what clan those men, who form the spearhead belong to. It is time for the bottom-up approach nac-nac kale waa dhamatay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 2, 2009 Dad baa LAND ku waashaye ,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Laba-X Posted September 2, 2009 Hallucination. Mere hallucination! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted September 2, 2009 Originally posted by Mr. Somalia: quote:Originally posted by Jaanka: They are reer Gedo and they want to rule Jubbooyinka without consulting the poeple? Don't be ridiculous waryaa! A Somali does not need to consult nor seek permission from any other Somali to be anywhere in Somalia. This mentality of yours is such a horrible relic of a bygone time and I'm shocked your kind exist. A Somali is a Somali. Get that through you head! Indeed a Somali is a Somali, but what I am saying is they want to force their rule on a people that don't want them to rule them. Proof of this is a couple of weeks ago the elders of the region held a meeting in Xamar rejecting their work because the people were not consulted. All this is being done in foreign capitals without the consent of the people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 2, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: Dad baa LAND ku waashaye ,,,,,,,, Wixii billaabay baa loo haystaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites