Sign in to follow this  
Cowke

Should Farole and Siilanyo Streghten Ties? Editorial

Recommended Posts

Cowke   

Xiriir Dublamaasi Puntland & Somaliland

 

Waxa habonaan laheyd hadii la furi laha Xiriir Dublamaasi oo ka dhaxeeya somaliland iyo Puntland ,kasoo lagu bilaabi laha marka hore xiriir labada maamul sare ee labada dowlad oo run ahaanti wax badani ay ka dhaxeeyaan .

 

madaama Juquraafi ahaan ay yihiin labo maamul oo daris ah, dadkuna ay is dhex socdaan habeen & maalin ayaa waxa la isweydaarsan kara labo xafiis, oo ka shaqeeya danaha dadka ee labada maamul ,oo marka hore ku shaqeeya fududeenta ganacsiga iyo danaha ka dhaxeen kara labada maamul oo dariska ah, oo aan ognahay in ay wax ka dhaxeen karaan.

 

sidaas darteed ayaa waxa haboon in la furo kanalo wada hadal oo marka hore looga wada hadlayo arimaha amniga Iyo wixii la xiriira.

 

Arintan ayaa waxay dhalin karta arimo waaweyn, in ay u noqoto fure isku soo dhaweeya labada maamul ,oo ay dadkoodu yihiin dad somali ah oo aan marna kala maarmin.

 

Waxana haboon in lagu furo xiriirkan maamulkan cusub ,oo hada yimid oo aan hubna in uu dhaamo kii ka horeeyey oo ka talin jirey Somaliland.

 

waana in laga faaķideysto oo aan la yareysan wax hadal lagu gaari karo ayaa waxa laga yaaba in aan xabad lagu helin,waana dhibta maanta taala koonfurta somalia oo aad moodid in aan maskaxda laga shaqeysiineyn ee la adeegsadey xubnihii kaloo jirka.

 

Waxa hubaal ah dad badan oo wax magarato ah ,oo ay caadifadi fogeysey markey arkaan faaladan in ay layaabayaan oo

 

u arki doono arin aan macquul aheyn,wax kasta waxa ka weyn danaha guud ay leeyihiin labada shacab ee ku nool labada maamul hostooda .

 

waana in loo fududeeyo nolasha iyo daris wanaaga ka dhaxeeya ,markaan kasoo tagno waxyaabaha kaloo naga dhaxeeya anaga & somaliland oo ah dad somali ah oo Dhaqan , diin , taariikh & wada dhalasho naga dhaxeyso.

 

Waxa horey loo arkey khilaafaad waawen oo dowlado waaweyn ka dhaxeeyey in lagu xaliyey qaab dublumaasi oo keentey maslaxada ganacsi ee wadamadaas ka dhexeysey & xiriir lagu dhaliyey qaab isweydaarsi xafiisyo in ay dhaliyaan waxyaabo aan maanta somalida u naqaan in xabad oo kaliya lagu xaliyo !!

 

Sawiradan maaha ilaha dhaqaale oo ay leeyihiin labada maamul oo kaliya, ee liistadu wey dheeraaneysa oo waxyaabo badan oo iska soo gali kara ayaa jira labada maamul .

 

Anagoo og siyaasad ahaan in ay isku khilaafsan yihiin, hadana waxa isku keena maamulo badana waa xiriirka labada dal ka dhaxeeya oo ay dhaliyaan dadka u kala dhsha labada shacab ee walaalaha ah .

 

Hadii la heli laha xafiis labada caasumad ee maamulka somaliland & puntland ka soo ah xafiiska danaha shacabka somaliland & Puntland ,waxa ay noqon laheyd talaabo aad & aad u weyn,oo wax tar u yeelata isku soo dhaweynta umadan la kala fogeeyey oo uu shisheeyuhu ka taliyey, waana arin haboon in lagu talaabsado oo la furo xafiiska u kala dabqaadi laha labadan maamul.

 

Waxa labada maamul caasumadahooda ku yaal Qunsuliyado shisheeye sida Itopia oo kale ,sidee Looga fakiri waayey arintan hada ka hor !!!!!

 

Dr : Ali Warsame

 

Dekeda Bosaso

sawirka-markab.jpg?w=414&h=342&h=342

 

Dekeda Berbera

berbera.jpg

 

Hargeisa Airport

hargeisa_airport-nr2.jpg

 

Bossaso Airport

30202_123006614406195_100000905704365_10

 

Bossaso City View

 

13295_108376942535829_100000905704365_55

 

Hargeisa City View

4754241170_15a472758f_m.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

The first picture is Berbera and not Bossaso. Bossaso doesnt have a deep sea port, only arabian boats can go there.

 

But dont worry we can change this in the future.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Qudhac:

The question is wether should be ties but what exacly will buntland offer Us???

Be cautious not to become arrogant. Puntland is and will remain the neighbour of Somaliland.

 

It's in their both interested to cooperate and work together. Even if you disagree on many issue's, there still something you share and you can work together on.

 

For example; Education, trade, regional security(I think they already work on this in secret), peace in the south, peace in Somali region of Ethiopia, culture, etc.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Chief yes that is bossaso port infact al-jabiri livestock ship. Puntland has Huge Livestock ships plus domestic ships for domestic trade.

 

The international trade ships

 

4754379805_f5fe931d7f.jpg

 

 

4755014002_dabd3f6aac.jpg

 

Thats the blue ship I posted in my first article

dekeda.jpg

 

Verification

http://www.puntlandgovt.com/en/currentissues/information/current_issues_more.php?id=205

 

Plus their is bigger ships then that one another one is called "Abu Yasir International" That takes saudi livestock plus the ras al khaima that takes the other livestock to the gulf territories.

 

Plus their is livestock deals with lebanon and malaysia who have their own ships that they bring to the bossaso port which are even larger then the ones in this picture.

 

Anyways sxb, bossaso port serves two sections.

 

1. Domestic Trade

2. International Trade

 

The international trade have he big ships. The medium sized ships are domestically owned ones.

 

Look at the sort of weaponry the bossaso navy was purchasing before

cade_dekad_bosaso_PGN_4.jpg

 

That was scraped and thrown out and now new massive navy base will be built because that wasn't seen as efficient enough.

 

Sxb Bossaso is truly now the biggest city in somalia whether u want to accept it or not is irrelevant because you dont matter what matters is the bossaso people and our goals.

 

By the way the dekeda is being massively extended by 400% making it as big as jabuti port.

Share this post


Link to post
Share on other sites

sxb, your so called proof is a livestock ship.

 

There first picture you showed us is a cargo ship(which go more then 3 meter under water) and those ones can not dock at Bossaso. If they could dock at Bosasso all the pirates would bring it there and empty the ship, but they cant. Cause it cant dock at Bossaso port.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Chief aaqil I posted the relevant evidence, whether you accept it or not is not the issue. Bossaso Doesn't need anyone approval.

 

As for pirates not being able to dock in bossaso yet can dock in eyl? get a grip bro!!! Jealousy is bitter thing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this