Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha xisbiga UCID Oo Ku Baaqay laba Qoddob oo Danta Dalku ku Jirto

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha UCID oo ku Baaqay laba Qoddob oo Danta Dalku ku Jirto

Hargeysa(Qaran news)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in loo baahan yahay in la wada fuliyo laba qoddob oo muhiim u ah dalka.

Eg. Faysal wuxuu sheegay in loo baahan yahay in doorashooyinka lagu qabto xiligii loo muddeeyay, waxaanu tilmaamay in doorashooyinku yihiin danta qaranka oo ay mudaynayso ummaddeena.

Sidoo kale Guddoomiyaha UCID wuxuu sheegay in loo bashan yahay in hoos loo dhigo waxyaabaha lagu kala aragti duwan yahay, oo awooda la saaro difaaca dalka.

Guddoomiyaha UCID wuxuu sheegay in labadaas qoddoba masaalixda dalku ku jirto.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this