Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda Daakhiliga oo Maayarrada dalka Tababar uga Furtay Berbera

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda Daakhiliga oo Maayarrada dalka Tababar uga Furtay Berbera

IMG-20231205-WA0000.jpg
Hargeysa(Qaran news)-Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL oo kaashanaysa Machadka Dawladaha Hoose (LGI) ayaa tababar 3 maalmood socon doona uga furay magaalada Berbera maayarrada, agaasimayaasha maamulka iyo maaliyadda ee 14 degmo.

Tababarkan oo ku saabsan hagaha lagu maamulayo Kabka Dawladaha hoose ay qabato dawladda dhexe. hagahan oo si fiican u qeexaya qaabka ugu habboon ama ugu sahlan ee loo adeegsanayo marka lasoo dalbanayo kabka iyo marka xisaab xidh la samaynayo.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this