Sign in to follow this  
xiinfaniin

Suspect in police custody in Boosaaso, details emerge

Recommended Posts

Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxday 3 nin oo ciidanka Boolisku ku qabteen duleedka Boosaaso

Posted to the Web Nov 12, 17:39

 

Boosaaso:Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxday ilaa iyo intii ay ciidanka Booliska ee Boosaaso qabteen 3 nin oo lagu tuhunsan yahay inay ka danbeey een dilkii Allaha u naxariistee gudoomiyihii Maxkamada darajada 1aad ee magaalada Boosaaso Maxamed Cabdi Awaare.

 

3 nin ee la qabtay ee lagu tuhmay dilka gudoomiyihii Maxkamada darajada 1aad ee magaalada Boosaaso Maxamed Cabdi Awaare ayaa waxaa ay qaraabo la yihiin Sarkaal lagu magacaabo Haykal Cali Hiirad oo dhawaan nin hubaysan uu ku dilay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.

 

Saddexda nin ayaa nin ka mid ah uu walaal la yahay Haykal Cali Hiirad oo ahaa Sarkaal ka tirsanaa ciidanka daraawiishta oo lagu dilay Qardho halka 2 kalena ay yihiin ilmo adeertiis.

 

Laamaha ciidanka amaanka ayaa dhalinyaradaan qabtay xili ay doonayeen in ay ka baxaan magaalada Boosaaso , ilaa hadda ma cada in dhalinyaradaan dilka ay ka danbeeyeen iyo in kale balse waxaa jir tuhun weyn oo laga qabo arinkaas.

 

Isimada waaweyn ee Puntlland ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay qarax yada ka dhacay qaar ka mid ah magaalooyinka Puntlland waxaan ay xuseen in uu yahay isku day lagu doonayo in aduunka loo tuso in Puntlland aysan ahayn meel nabad ah, Isimada ayaa shacabka u soo jeediyey in lala shaqeeyo laamaha amaanka ee ku howlan sugida amaanka.

 

 

Warka oo faahfaahsan dib ayaan idin kala soo socod siin doonaa insha Allaahu.

 

 

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

It's hard to believe that the killing was a revenge attack for the murder Haykal(Allah u naxariisto). Especially when someone in the same fashion was killed in Garowe on the same day. It seems it was more organized and the attack was ment as an attack on the state. There has been past revenge killings but they have never been directed at government officals, this is a new to Puntland.

 

If it was a revenge killing, it is even more concerning for the State. Because if people are now going after government officals, there is no respect for authority.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer Puntland is located in a place called Somalia. If Somalia is not know for revenge attacks, what is it that it's known for awoowe?

 

Apparently we are commenting on the initial stages of the suspect custody where information is not fully disclosed. But the report is clear on the identity of suspects in the police custody.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this