Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha iyo Murrashaxa xisbiga Waddani oo la Kulmay Maayarka Magaaladda Bristol

Recommended Posts

Deeq A.   

GAFmHReXYAA9t_C.jpeg
IMG-20231129-WA0016.jpg

Guddoomiyaha iyo Murrashaxa xisbiga Waddani oo la Kulmay Maayarka Magaaladda Bristol

Bristol(Qaran)- Guddoomiyaha iyo Murrashaxa madaxweynaha xisbiga WADDANI Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa hoolka Shirarka ee magaalada Bristol kula kulmay Maayarka magaaladaasi.

Sidaasna waxa uu ku sheegay Guddoomiye Xirsi qoraal uu ku bashiyay Barta X ee hore loo odhan jiray Twitter, waxaanu xusay in kala hadleen horumarka ay samaysay magaalada Bristol iyo sidii ay iskaashi mataaneyn ah ula yeelan lahayd magaalooyin badan oo ku yaalla Somaliland.

Guddoomiyaha WADDANI wuxuu intaas ku daray in si wanaagsan loogu soo dhaweeyay xarunta maamulka Bristol.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this