Sign in to follow this  
Che -Guevara

Who is Cali Jimcaale?

Recommended Posts

Cali Jimcaale oo la doonayo in Lagu Badalo Jagadii Prof. Geedi Oo Addis-Ababa Gaaray. { 04 Nov 2007}

waxaa la daabacay Sun 04 Nov 2007 08: 09: 26

Iyadoo madaxweynaha dowlada KMG ah C/laahi Yuusuf uu wado wada tashiyada uu laleeyahay qeybaha kala duwan ee bulshada si uu usoo magacaabo Ra’iisuw wasaare cusub ayaa waxaa soo baxaya nin aqoonyahan ah oo ay wadato dowlada Mareykanka.

 

Aqoonyahankan ayaa waxaa lagu magacaabaa Cali Jimcaale Cabdi waana nin ay isku beel yihiin Cali Geedi waxaana uu wax kadhigaa jaamacad kutaal dalka Mareykanka.

 

 

 

Profile: Cali Jimcaale Cabdi ayaa gaaray magaalada Adis Ababa si uu kulamo ula yeesho masuuliyiinta dalka Itoobiya kahor inta aan si rasmi ah loogu magacaabin xilkaasi.

 

 

Ra’iisul wasaarihii hore ee xukuumada KMG ah Cali Geedi ayaa iska casilay todabaadkii hore xilkiisa kadib markii dowlada Mareykanka ay kucadaadisay inuu jagada kadego si shaqsi kale oo ay wadato loogu soo magacaabo jagadaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

quote:Cali Jimcaale Cabdi ayaa gaaray magaalada Adis Ababa si uu kulamo ula yeesho masuuliyiinta dalka Itoobiya kahor inta aan si rasmi ah loogu magacaabin xilkaasi.

 

 

mmmmmmm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

TN_ali_jimale_ahmed.jpg

ALI JIMALE AHMED

Ali Jimale Ahmed is Associate Professor of Comparative Literature at Queens College and the CUNY Graduate Center in New York. His poetry and short stories have been translated into several languages, including Japanese and the languages spoken in the former Yugoslavia. A former chair of Comparative Literature at Queens College, Professor Ahmed is a widely published poet and literary critic who is recognized worldwide for his contributions to Somali literature. His publications include Daybreak Is Near: Literature, Clans, and the Nation-State in Somalia (1996) and Fear Is a Cow (2002). In his edited book The Invention of Somalia, he has tried to bring to the open the constant humiliation certain groups - the Jareer Bantu, for example - in Somalia faced and still face.

Creative teaching is, for Professor Ahmed, one of the corner stones of academic learning. It incorporates Socratic methods of questioning, while at the same time emphasizing the importance of education as a two-way traffic. Through college education, students endeavor to form their own "internally persuasive discourse" (Bakhtin). In relation to this, Professor Ahmed is a firm believer in the de-compartamentalization of disciplines, for no discipline is by itself capable of capturing the inner pulse of a nation. The suggestion implied here is best described by the African parable of the elephant and the three blind men. Neither the tusk, nor the rough skin, nor the soft ears of an elephant would individually give a holistic picture of what an elephant really is.

 

 

This is what Google could provide -am sure this guy is a new kid in the block just like Geedi was 3 years ago. Looking forward to see what change he could bring. Not a good start though, going to Addis for confirmation will not go down well with many, But then again who has said he will be the next PM?

Share this post


Link to post
Share on other sites

well a scholar is not a leader. a leader is born to be a leader and is some who has a back bone, like the bunch who fought for somali independence.

 

we lost them due to time, hopefully, their genes still in circulation and will pop out soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Say we believe this news report, we can now assume his going through their Xabashi master's den, he is seeking an official stamp to be baptized as a new certified stooge on the block?

 

Haddee saas tahay, kuwii wax bartay aqoontooda waa caano ciid lagu lisay.

 

Anyway, his name does indeed ring a bell, especially about that book he co-authored [though officially credited as an editor], The Invention of Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

Asalamu calaykum,

 

A few years back I read a book which he coedited with someone else. There were several chapters written by Kusow, Maxamed Mukhtar and others. The thesis of the book was that the concept of tribalism is an elusive one; They made a mockery of somali tribes!

 

I fail to see how that kind of scholarship will be lured to take a position conditioned by tribalism.

 

Laakin wax waliba waa la arkaa. I thin somali does not need an "intellectual" punk. What it needs local solutions of governance: Thus, we should reconsider whether the concept of government is good.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Anyway, his name does indeed ring a bell, especially about that book he co-authored [though officially credited as an editor],
The Invention of Soomaaliya
.

And what did he write about the history of the Dervishes?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Barasho ka hor ha inicin, that is Somali proverb, if this guy is true, we must get first more about him before we charge him. u kaadsha! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^lol. how many more warlords you gonna add the previous ones, ain't you get enough, including Riyaale, your boss .. haha.

 

Sheekhow marbay taladu haadka ka raacda. for the case of somalia way is-ceebasay, no one trust their scholars or their warlords - both groups are tuuug and budhcad, if not nonsenical and Ludicrous, though we don't know this new guy.and what about rumours that the so-called professor Geedi - he took from Saudi's a 30 million dollars to fix the problems of this burning country but definietly it went straight to his pocket that was the last visit overthere, and when he knew the money is in safe place and under-pressure he called the day. now who's the next one to get rich while women and children are rotting away under the shades of sogsog trees.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baarlamaanka Soomaaliya oo isku raacay in Ra’iisal Wasaaraha cusub iyo Xukuumadda uu soo dhisayo laga keeni karo karo baarlamaanka gudahiisa iyo Dibaddiisa

 

Arbaco, November 07, 2007(HOL): Kulan ay Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliyeed ku lahaayeen Xaruntiisa KMG ah ee ADC-da ayaa wuxuu soo gebageboobay goor dhaweyd, iyadooo ay Mudanayaasha isku raaceen go’aanno ka soo baxay Shirkii Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo uu ku jiro qodob ku saabsanaa in la soo dhiso Xukuumad ay xubnaheeda ka imaanayaan Baarlamaanka gudahiisa iyo dibaddiisa.

 

Kulankii maanta oo ay fadhiyeen Xildhibaano gaaraya 226 Mudane, isla markaana uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe ayaa lagu soo waramayaa in ay Xildhibaanada inta badan isku raaceen Go’aannadii ka soo baxay shirkii Dib u heshiisiinta, iyadoo Xildhibaanno ka soo horjeeday go’aannadaasna ay u tanaasuleen kuwa taageersanaa.

 

Go’aannada la ansixiyay ee ka soo baxay Shirkii Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ayaa waxaa ku jira qodob muhiim u ah in la soo magacaabo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo Beesha Caalamka, Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Aqoonyahanka Soomaaliyeed ay si weyn u daneynayaan in uu ka yimaado Baarlamaanka dibaddiisa bacdamaa mudadii sedexda sano ahayd ee ay jirtay Dowladda Federaalka ay xubnaha Xukuumadda ka imaanayeen Baarlamaanka gudahiisa.

 

Go’aankan uu maanta gaaray Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu meesha ka saarayaa qodob ku qornaa Axdi Qarameedka oo dhigayay in Xubnaha gelaya Xukuumadda ay ka yimaadaan Baarlamaanka gudahiisa, iyadoo taasina ay keentay in ay xubnaha Wasiirada noqda ay mar kale yihiin Xildhibaano ay adag tahay in Xukuumaddooda lala xisaabtamo.

 

Si kastaba arrintu ha ahaatee, Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maalmaha soo socda laga dhowrayaa in uu soo magacaabo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, iyadoo ay jiraan musharixiin u badan Aqoonyahanno Baarlamaanka Soomaaliya dibadda ka jooga, kuwaasi oo isu soo taagay in ay xilkaas qabtaan.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Mogadishu, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nairobi: Ergayga Maraykanka u qaabilsan Somaliya oo Beeniyay in Dawladiisu wadato Musharax jagada Raysal wasaaraha Soomaaliya

7. november 2007

 

R. Daljir

Tool

 

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Print This Article | Daabaco warkaan

 

 

 

Nairobi- Ergayga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Somaliya Ambassador John Yates ayaa beeniyey in R/wasaaraha xukuumada Somaliya uu dawlada Maraykanka u qool xidhan yahay.

 

Waxaa uu ku tilmaamay wax lala yaabo warar sheegaya in dawlada Maraykanku ay wadato murashax dhalasho Maraykan ah sita, ayna la rabaan in uu noqdo R/wasaaraha cusub ee Somaliya.

 

"Waxaan akhriyey warar iga yaabiyey oo male awaalaya in uu jiro Murashax dhalasho Maraykan ah sita oo ay dawlada Maraykanku la doonayso xilka R/wasaare. Taasi ma aha mid wax ka jiraan, umana malaynayaba in aan naqaan qofka la sheegayo." ayaa uu yidhi Ambassador Yates.

 

"Ma jiro murashax aan si gaar ah u taageerayno." ayaa uu intaas ku daray.

 

Waxaa uu intaa raaciyey in murashaxnimada M/weyne ama R/wasaare ay tahay khiyaarka ummadda Somaliyeed.

 

Waxaa uu intaas ku daray in mar uu la shaqaynayey shirkii dib u heshiisiinta ee Nairobi uu la kulmay lixdameeyo Somali Maraykan ah oo badidoodu danaynayey xilka M/weyne ee Somaliya, ayna dalabdeen sidii ay ku heli lahaayeen taageerada dawlada Maraykanka.

 

Ambassador Yates oo aan ku waraysanay barnaamijka Xulashada Daljir ee maanta ayaa sidoo kale beeniyey in dawlada Maraykanku ay ka damabaysay is casilaadii R/wasaarihii hore ee Somaliya Cali Maxamed Geedi, oo is-maandhaaf siyaasadeed oo soo kala dhexgalay golihiisa xukuumada awgii isu casilay dhamaadkii bishii October.

 

Waxaa uu ku amaanay R/wasaare Geedi sidii sharafta leh ee uu u garawsaday maslaxada ummadda, uguna dhiiraday in uu qaato go'aan u ogolaanaya dawlada ku meel-gaadhka ahi in ay gudato hawlaheeda.

 

Waxaa uu soo dhaweeyey go'aankii maanta golaha wakiilada Somaliya ee ogalaanaya in xukuumada aan lagu koobin golaha wakiilada, balse fursad loo siiyo bulshada inteeda kale in ay ka qayb qaadato hawlaha xukuumada.

 

Mar aan wax ka weydiiney mucaawino la gaarsiiyo dadka ay barakiciyeen dagaalada Muqdisho, iyo dadka ay saameeyeen fatahaada webiga Shabeele ayaa uu sheegay in ay la shaqaynayaan hay'ada samafalka sidii garagaar loo gaarsiin lahaa dadkaas, gacanna loo siin lahaa.

 

Waxaa uu walaac ka muujiyey dagaalada ka soo cusboonaaday Laascaanood ee u dhexeeya maamulada Puntland iyo Somaliland, waxaana uu sheegay in uu ugu baaqayo laba maamulba in ay si nabadgelyo ah u xaliyaan muran dhuleedka u dhexeeya.

 

Diiwaanka Wararka,

Radio Daljir

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this