Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo la Kulmay Wefti ka Socday QM

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20231129-WA0007.jpg

Hargeysa(Qaran news)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka socda UN-ta.

Waxaana Kulankaa lagaga wada-hadlay wajiga 4aad ee mashruuca maamul daadejinta dawladaha hoose ee JPLG-ga oo la filayo in uu sannadka cusub 2024 bilaabmo, sidoo kale waxa kulanka lagu lafa guray wajigii 3-aad ee dhammaaday waxyaabihii guud ahaan qabsoomay iyo caqabadiihii ka hor yimi.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this