Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka Qaranka oo ka Hadlay Kormeerka Taliyahoodu ku tagay Buqdharkeyn

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidanka Qaranka oo ka Hadlay Kormeerka Taliyahoodu ku tagay Buqdharkeyn

Hargeysa(Qaran news)- Afhayeenka Ciidanka Qaranka Gaashaanle sare Cabdi Dheere ayaa ka hadlay kormeerka Taliye Nuux Taani ku tagay fadhiisimada Ciidanka Qaranka ee jiida Buqdharkeyn.

Afhayeen Cabdi Dheere wuxuu sheegay in koreerka Taliyuhu ku tagay deegaanada ee jiida buqdharkeyn ay la xidhiidho xog ogaal u noqoshada xaaladda ciidanka iyo ta deegaankaba.

Afhayeenku wuxuu intaas ku daray in ciidanka Qaranku guulaysan doono, horena u guulaysan jiray.

Waxa kaloo uu bogaadiyay shacbiga Somaliland ee jecel ciidankooda Qaranka iyo guulihiisa.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this