Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Ciidamada Somaliland oo dil ku xukuntay Cabdiraxmaan Ibrahim Aadan

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda Ciidamada ee darajada koowaad ee Somaliland ayaa dil ku xukuntay Cabdiraxmaan Ibrahim Aadan oo dhawaan Hargeysa ku dilay allaah.

haw naxariisto Mustafe Ibrahim Adan Abees.

Maxamed Baashe oo ku eedaysan in uu Gacan siiyay Gacan ku dhiiglaha ayaa isna lagu xukumay 5 sano oo xabsi Ah.

Labada eedaysaneba Waa Askar ka tirsan Booliiska Somaliland.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this