qoslaaye Posted July 8, 2003 WAXAA LAYAABLEH XILIGAN LAJOOGO SOOMALIDU TOLOW MEEQA LUUQADOOD BAY KU HADA SHAA? ADUUNKA WADAN AANEY JOOGIN MAJIRTO LUUQAD AANEY GARANAYNA MAJIRTO. WAXAA AYAAN DARO AH BAARALAMAANKA LADOORANYO HADA OO KADOODAYA LUUQADA WADANKA LAGA HADLI DOONO, WAXAY DHAAFI LA'YIHIIN AF MAXAA TIRI IYO AF MAY MAY? LABADA CIDI KUMA HADASHO HADA. KOLKA WAXAA ILA QUMAN SOOMAALIDA AAN GARANAY AFKA SOOMAALIGA INAY EEGA BILAABAAN MUDAHARAAD SI LUUQADAHA AY KU HADLAAN LOOGU DARA LUUQADA WADANKA LAGA HADLI DOONO AMA LAGA ISTICMAALI DOONO. IT IS TIME FOR THOSE WHO HAVE NO CLUE WHAT SOMALI LANGUAGE IS TO REGISTER THIER LANGUAGE? Quote Share this post Link to post Share on other sites
SkyWalker Posted July 8, 2003 how would they answer your Q if "they" cant read Somali and the other thing sxb all the other languages that we might take back to our home land will be irrelevant. their will be only one language, the others will keep to our selves.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xalimo7 Posted July 8, 2003 Qoslaye, to answer your question as of today, Somalis do speak almost every language spoken. see you, am around dude Quote Share this post Link to post Share on other sites