Sign in to follow this  
Deeq A.

Musharraxii caanka ku ah Islaam Naceybka oo ku guuleystay doorashadii Holland

Recommended Posts

Deeq A.   

Siyaasiga midigta fog ee caanka ku ah Islaam-naceybka ayaa lagu wadaa inuu soo dhiso dowlad-wadaag ah oo mayal adag, kadib marki uu xisbigiisa Xorriyadda uu si lama filaan ah ugu guuleystay inta badan kuraashta baarlamaanka.

Guushan Wilders, ayaa mowjado naxdin leh u diray Yurub, sidoo kalana Holland la kulantay niyad-jabkii siyaasadeed ee ugu weynaa tan iyo Dagaalki Labaad ee Dunida.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this