Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda goobihii shalay lagu dagaalamay ee gobolka Sool

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta xaalad deganaasho ah laga dareemayo deegaanadii ay shalay ku dagaalameen ciidamada madaniga ah ee SSB oo kacan ka helaya ciidammada qaranka Somaliland iyo kuwa deegaanka Laascaanood oo gacan ka helaya maleeshiyaadka huwanta ah.

Qaar kamid ah dadka deegaanka ayaa noo sheegay in maanta jawiga uu dagan yahay, balse ay weli is horfadhiyaan ciidamada ku dagaalamay halkaasi.

Labada dhinac ayaa Arbacadii isku fara saaray aagga deegaanada Buqdharkayn iyo Yeeyle oo u dhowr degmada Oog ee gobolka Sool.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this