Sign in to follow this  
Deeq A.

Iska hor-imaad ciidan oo mar kale saaka dib uga bilowday Buq-dharkayn

Recommended Posts

Deeq A.   
Polish_20231123_070420200.jpg?resize=480

Iska hor-imaad ciidan ayaa mar kale saaka dib uga bilowday jiidda Buq-dharkayn ee galbeedka gobolka Sool.

Dhawaqa rasaas xooggan ayaa laga maqlayaa jiidda waxaana wararku sheegayaan in ciidamada Somaliland ay weerar ku soo qaadeen degaanka Buq-dharkayn.

Ciidamada SSC oo gacanta ku haya Amniga Buq-dharkayn ayaa nawaaxigeeda ayaa jawaab ka bixiyay weerarka welina waxa socda iska hor-imaadka labada dhinac.

PUNTLAND POST

The post Iska hor-imaad ciidan oo mar kale saaka dib uga bilowday Buq-dharkayn appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this