Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland oo maleeshiyaad horleh ku soo daabushay jiidda Buq-dharkayn

Recommended Posts

Deeq A.   
Polish_20231121_164101122.jpg?resize=720

Somaliland ayaa maleeshiyaad beelaysan ku daabulaysa jiidda Goldheero iyo Buq-dharkayn oo dhaca duleedka degaanka Yeyle.

Wararka ayaa sheegaya in Somaliland galabta maleeshiyaad horleh ku soo gurtay jiidda Buq-dharkayn halkaas oo laga dareemayo saan-saan dagaal.

Dhaq dhaqaaqa ciidan ee ka aloosan jiidda Buq-dharkayn ayaa sidoo kale sii xoogaystay saacadihii u danbeeyay inkastoo aysan weli dhicin wax iska hor-imaadyo ah.

Ciidamada SSC ayaa dhankooda lagu soo warranaya in ay heegan ugu jiraan sidii ay degaanka uga difaaci lahaayeen malesshiyaadka soo duulay ee Somaliland.

PUNTLAND POST

The post Somaliland oo maleeshiyaad horleh ku soo daabushay jiidda Buq-dharkayn appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this