Sign in to follow this  
Deeq A.

Murashaxa Xisbiga Waddani oo Dhambaal Diiran Kaga Mahadceliyay sidii loogu soo Dhaweeyay Ingiriiska

Recommended Posts

Deeq A.   

Murashaxa Cirro oo Dhambaal Diiran Kaga Mahadceliyay sidii loogu soo Dhaweeyay Ingiriiska

London(Qaran news)-Murrashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa qoraal uu soo saaray ugu mahadceliyay jaaliyadii iyo taageereyaashii sida weyn ugu soo dhaweysay London.

Qoraalkaasina wuxuu u qornaa sidan:-
F_UcQ2tWUAA1tWJ.jpeg
F_UcQ02XsAAzIXG.jpeg

F_UcQ4sW4AAoAH5.jpeg

F_UcQ4VXMAAZo9G.jpeg
“Waxa aan si mug leh ugu mahad-celinayaa dhammaan madaxda & hoggaanka sare ee Xisbiga WADDANI ee dalweynaha UK, taageerayaasha Xisbiga, Jaaliyadda Somaliland ee reer UK, xubnaha Xildhibaanada Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ee ku sugan UK, iyo mas’uuliyiinta Xisbiga ee ka kala yimid dalka USA, Canada iyo Europe ee ka qaybta ahaa soo dhaweyntii ballaadhnayd ee habeen hore noogu sameeyaan madaarka caalamiga ah ee Heathrow London.”

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this