Hunguri Posted March 17, 2010 Jacaylbro, Ngonge, Ayoub, Africa, idinka ninkaa General Duke laydinkuma imaanayo. General-ku isagaa ummadiisa yaqaana siduu ula xaajoodo . General Duke, ina adeer adigaanu nimankaas kugu ognahay. A&T , aan kula kaftamee. Waxan kaa sanqadhaya. Waxaan garan waayay inuu dareen kugu dhaliyey, iyo inuu yahay fariidnimo aad u dhalatay, waayo ma odhan karo kalmadii kalee ( doqoniinada ) . Haduu waxaas kaa sanqadhaya dareen kugu dhaliyey, oo Puntland, Faroole iyo Ilka Jiir cadaawad gaar ah ONLF ku sameeyeen, dee ina adeeroow waynu dawaynynaa, waynu ka wada fadhiisanynaa, waa laga wada hadlayaaye waxakan iska saar. Haddayse tahay doqoniino, wacad Allah, taas Allaah uun baa dawayn kara. Nabi Muusena waa habaaray . A&T, warkalena waan kuu sheegayaa. Anigu UN-ta waxaan moodayay xafiis aad u wayn oo inta badan mashquul ah. Laakiin, maanta xafiiskii iyo Golihii Amnigaba qoladayadii Warsaaangeli ayaa lagaga hadlayaa Ilka Jiir ayaa booday, Attam ayaa Somali land eegay, Xanaano ayaa Obama u hanjabay, Hunguri baa halkaas lax ku qashay Waaba shax shax iyo nus! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted March 17, 2010 Hunguri, UN iyo waxaas ka bax adeer. Ninkan Ilka-mouse ah waxaanu ku haynaa cadaymo inuu sirdoonka Ethiopia la shaqeeyo ee ama naga qabta ama mid Dhahar dhuxul ku sii wada oo madaxa ku dhufano la waayi maayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted March 17, 2010 Abtigiis, waniyow Dhuxushan baas yaakugu yidhi Dhahar ayaa laga shidaa loool bahashan Xassan Turki iyo Ahmad Madoobe ayaa ugu badan wax shida, oo waliba iyagu fariidnimadooda waxa la yidhi, waxay ugu jecelyihiin Geedkii macaanaa ee Canbaha ahaa inay dhuxusha ka shidaan What a civilized Dhuxusha Junta ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted March 17, 2010 Hunguri, don't put me with Jb and Ayoub waryaa. I like Faroole and always said that I liked the man. He is the only president in the whole Somali world that actually earns his money (even the dollars he gets from pirates). From the day the man took the job he has not had a break and seemed to be dealing with one problem or another every single day. How much work do Sh Sharif or Riyaale do in a week? (But I still blame Amin Amir. He's the one who started all this). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted March 17, 2010 lool @ Amiin Amir. By the way, I forgot Amin's pictures on the Piracy issue, and just saw the one posted by Ayoub. NG, why dont you tell your friend Faroole to bribe Amiin Amir ? I know, you work with the Pirates and your maltilingual skills benefit the pirates to negotiate more effectively Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 17, 2010 Waar hunguriyoow reerkii waa loo soo galaye bal tolka tashada dheh oo sidani si maahee khusuusi ha la sameeyo arimahan wax ka qabata ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted March 17, 2010 JB: khusuusi A&T, Awowgaa la janee, Itoobiyaa madaxa kaa gashey. Sheekadii ninkii indhoolaha ahaa oo hada ka hor aan ka sheekeeyey (ku noqon maayee), wax is ma dhaantaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted March 17, 2010 Koora Adeeroow ninkaa eed badan baa laga sheeganyaa. Nairobi niman inay kaw ka siiyaan raba yaan ku arkay. Warka hala gaadhsiiyo Ilka-jiir, oo Ethiopian uu wax weyn u qaatay ha ka hadho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted March 17, 2010 A&T, warkalena waan kuu sheegayaa. Anigu UN-ta waxaan moodayay xafiis aad u wayn oo inta badan mashquul ah. Laakiin, maanta xafiiskii iyo Golihii Amnigaba qoladayadii Warsaaangeli ayaa lagaga hadlayaa Ilka Jiir ayaa booday, Attam ayaa Somali land eegay, Xanaano ayaa Obama u hanjabay, Hunguri baa halkaas lax ku qashay Waaba shax shax iyo nus! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 18, 2010 Hunguri wuu farxayba Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted March 18, 2010 war waa qosol-gariir! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 18, 2010 adiguba waad farxi lahayd hadii la yidhaa Security Council baa ONLF ka hadlaaya ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted March 18, 2010 Do you know who wrote the report? The Somali Monitoring Group headed by none other than a friend of Puntland; Mat Brayden Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 18, 2010 ^ ^ ,, what a friend then Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted March 18, 2010 I am being facetious! Waryaa JB, see you tomorrow. I will be at Mansoor insha Allah. S Quote Share this post Link to post Share on other sites