Sign in to follow this  
Deeq A.

Hay’adda Sirdoonka Oo Burco ku Qabatay Saanad loo Waday Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20231119-WA0014.jpg

IMG-20231119-WA0013.jpg

IMG-20231119-WA0015.jpg
Burco(Qaran news)-Hay’adda Sirdoonka Jamhuuriyadda Somaliland oo ah hay’adda ugu saraysa Amniga guud ee wadanka oo kaashanaysa laamaha kale ee nabadgelyada, ayaa gobolka Togdheer ku qabatey saanad Militari.

Saanadaas oo ka kooban Rasaas, daawooyin iyo kabaha ciidamada, kuwaas oo loo waday kooxaha huwanta ah ee ka dagaalama Magaaladda Laascaanood.

Hay’adda sirdoonka ayaa muddooyinkii dambe dedaal weyn ugu jirtay hawlaheeda. Waxaanu dedaalkaasi qayb ka yahay isbeddelkii dhawaan lagu sameeyay hoggaanka sare ee Hay’adda Sirdoonka ee NIA.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this