Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka Xeebaha Somaliland oo soo Saaray burburka Diyaarad Drone ah oo Maraykanku Leeyahay

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidanka Xeebaha Somaliland oo soo Saaray burburka Diyaarad Drone ah oo Maraykanku Leeyahay
IMG-20231119-WA0002.jpg
Hargeysa(Qaran)-Saldhiga 2-aad Ciidanka Ilaalada xeebaha ee Saylac ayaa ku guulaystay inay soo saaraan hadhaaga diyaarad (Drone) oo uu leeyahay Ciidanka Maraynkanku,
Taasi oo ku dhacday xeebaha Saylac15 bishan aynu kujirno , waxayna Ciidanku ay soo saareen burburka iyo hadhaagii diyaaradii ku burburtay manta oo ay taariikhdu tahay 18 November 2023-ka.

Ma jiro waxyaabo dheeraad oo la xidhiidha burburka diyaarada oo ciidanku heleen.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this