Sign in to follow this  
Deeq A.

Hargeysa: Lix Carruur ah oo laga soo Badbaadiyay Bulaacad gurigooda ku Duntay

Recommended Posts

Deeq A.   

Hargeysa: Lix Carruur ah oo laga soo Badbaadiyay Bulaacad gurigooda ku Duntay
IMG-20231117-WA0001.jpg
IMG-20231117-WA0002.jpg
Hargeysa(Qaran news)-Bullaacad ku taalay afaafka hore guri ku yaalla degmada Maxamuud Haybe ayaa Ciidanka Dabdemiska Hargeysa ka soo badbaadiyeen Lix Carruura oo ku xanibmay gurigaa bulaacadu ku duntay.

Ciidamada Dabdemiska oo adeegsanaya Salaamada Badbaadada ayaa caruurtaa ka soo samatabixiyay Guriga.

Ma Jirin cid wax ku noqotay bullaacadaas guriga ku duntay.

Xilliyadan lagu jiro xilli roobaadka ciidanka Dabdemisku wuxuu bulshada uga digayaa Goobaha halistu ka iman karto sida bullaacdaha, laagaha, dooxyada iyo godadka.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this