Emperor Posted January 16, 2008 Magaalada Baydhabo waxaa ka socda xil wareejin ay samaynayaan wasiiradihii xukuumaddii Cali Maxamed Geeddi oo ay ku wareejinayaan 18-ka wasiir ee uu soo magacaabay col. Nuur Cadde. Wasaaradaha toddobaadkan xilka wareejiyey waxaa ka mid ah Wasaaradda Gaashaandhiga ee DFKMG, Wasaaradda Saxaafadda, iyo wasaaradda haweenka. Waxaa kale oo xukuumadda cusub ee Col. Nuur Cadde lagu wareejiyey dukumiintigii intii ay jirtey xukuumadda KMG. Waraysi: Wasiirka Gaashaandhigga DFKMG: Xilwareejinadaas madaxdii ka hadlay waxaa ka hadlay: Ceydiid Cabdullaahi Ilko-Xanaf oo ah Wasiirka Waxbarashada & Hiddaha, Khadiijo Maxamed Diiriye oo ah Wasiirka Horumarinta Haweenka & Arrimaha Qoyska. Waxaa kale oo ka hadlay Biixi iyo Muxyiddiin Maxamed Xaaji Ibraahim, Wasiirka Gaashaandhigga DFKMG. Haddaba waxaan waraysi la yeeshay Muxyiddiin Maxamed Xaaji, Wasiirka Gaashaandhigga DFKMG, kaddib markii uu la wareegey xilkii wasaaradda, waxaana weydiiyey su'aalo dhawr ah: Halkan ka dhegeyso ama Halkan (MP3) Waxaa waraysiga qaaday Maxamed Macallin Cismaan(All-man) Fikradaada Toos halkan uga dhiibo Dhanka kale, waxaa meeshii xil wareejintu ka dheceysey ka ag dhowaa Gabre oo ah taliye k atirsan ciidamada Itoobiya. Markii ay weriyayaashii soo dhameysteen hawshoodii ahayd in ay warar ka soo diyaariyaan xil wareejinta xukuumadda ayaa waxaa weriyayaashii u yeeray Gabre, wuxuuna weydiiyey meelaha ay u shaqeeyaan. Weriyayaashu waxay muujiyeen in la moodo Gabre inuu u dhaqmaayo sidii sarkaal nabadsugid ah, tanina waxay ka mid tahay daruufuha ugu adag ee ku soo wajahan weriyaasha, laakiin waxay su'aali ka taagan tahay Gabre ma Nabadsugida DFKMG ayuu madax ka yahay mise waa sarkaal ka tirsan ciidamada shisheeye ee ku sugan dalkeena islamarkaana culays ku ah dalka iyo dadka Soomaaliyeed?. Sawiradii xil wareejinta wasaaradaha: bidix Wasiirka Gaashaandhiga, dhexda RX, ilko Xanaf, midig Biixi Wasiirka Warfaafinta oo xilkii kala wareegaya kii hore, iyagoo kala sixiixanaaya Qoraaladii Wasaaradda. Wasiirkii hore ee gaashaandhiga DFKMG oo xilkii wareejinaaya iyadoo dhinaca bidix ay ka fadhiyaan Taliyaha ciidamada XDS, Saalax Liif Col. Biixi iyo saraakiishii xilka kaga hooseysay qaar ka mid ah Wasiiradii hore ee haweenka iyo sawiirada cusub oo is macasalaamaynaya labad Wasiir ee xilka Gaashaandhiga isku bedelaaya dhexda , bidix PSK Wasaaradda midig Taliyaha Ciidamada. Xafiiska Dukumiitiyada Xukuummada FKMG intii ay jirtey Wasaarad kasta oo lagu Wareejinaayo Maxamed Macallin Cismaan(All-man)Somalitalk Baydhabo. fatxumaalik@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 16, 2008 bidix Wasiirka Gaashaandhiga, dhexda RX, ilko Xanaf, midig Biixi Wasiirka Warfaafinta oo xilkii kala wareegaya kii hore, iyagoo kala sixiixanaaya Qoraaladii Wasaaradda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 16, 2008 Wasiirkii hore ee gaashaandhiga DFKMG oo xilkii wareejinaaya iyadoo dhinaca bidix ay ka fadhiyaan Taliyaha ciidamada XDS, Saalax Liif Col. Biixi iyo saraakiishii xilka kaga hooseysay qaar ka mid ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 16, 2008 Wasiiradii hore ee haweenka iyo sawiirada cusub oo is macasalaamaynaya labad Wasiir ee xilka Gaashaandhiga isku bedelaaya dhexda , bidix PSK Wasaaradda midig Taliyaha Ciidamada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliThinker Posted January 16, 2008 getting up from the coach is not doing work lool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 16, 2008 ^As usual you can't stand the positive news from the South, you love to see the chaos in the South as your only fuel to drive your secession ideals, no more Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliThinker Posted January 16, 2008 I just said a comment were is all this coming from with you old ^^^^ loool relax with your views that us somalilanders want somalia to burn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 16, 2008 Thanks Emperor for the update. Lets wish all our new Ministers and the PM good luck. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A.J. Posted January 17, 2008 Originally posted by Emperor: Wasiirkii hore ee gaashaandhiga DFKMG oo xilkii wareejinaaya iyadoo dhinaca bidix ay ka fadhiyaan Taliyaha ciidamada XDS, Saalax Liif Col. Biixi iyo saraakiishii xilka kaga hooseysay qaar ka mid ah Looks like they borrowed their uniforms Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 17, 2008 ^And your point, what if they do and what if not? Is that important... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 17, 2008 Uniforms aside Somali governance is back. We are moving towards a true transition. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A.J. Posted January 17, 2008 Emperor, I am just highlighting how they look like a bunch of no-bodies who are paid a dollar or 2 to pose in borrowed uniforms, thats all Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 17, 2008 ^^^lool. They are more educated, braver and nationalistic than the clan men you claim to support. Somalia is moving forwrad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A.J. Posted January 17, 2008 ^^^^^^^ What is your proof?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted January 18, 2008 Lool! saan miyaa wax loola kala wareega qol mugdi ah dhexdiisa, daahyada iyo daaqadihii xir-xiran yihiin? Rag meel meher ah (wedding) laga casumay ayeey u egyihiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites