Sign in to follow this  
Allamagan

Who said UICs is clean from qabiil thing?

Recommended Posts

Awaye Xoogsade et al. maxkamadaha qabiil ma ahan dhaya

 

----------------------------------------

 

ccadaani.gif

Ganacsade Maxamud Cumar Cadaani oo ka mid ah mulkiilayaasha shirkadda Banaadir oo iminka gacanta ku haya dekadda weyn ee Muqdisho iyo dekaddo iyo garoomo diyaaradeed oo macmal ah oo ku yaala duleedka magaalada Muqdisho ayaa gacanta si buuxda ugu hayo

 

Ganacasade Maxamud Cumar Cadaani oo maleeshiyadiisu ay ka mid ahaayeen xoogagii maxkamadaha ee la wareegay magaaalada Kismaayo ayaa xaqiijiyey inay gacanta ku haynta dekadda magaalada Kismaayo ay la xiriirto lacago gaaraya 700,000 dollar ay shirkadda Banaadir ku sheegatay inay ku maalgalisay dagaaladii ay xoogaga maxaakiimtu ay la galeen hogaamiye kooxeedyadii laga eryay magaalada caasimada ee Muqdisho iyo weliba dagaaladii ka dhacay gobalka Shabeelaha Dhexe iyo goballada dhexaba.

 

Ilo xogogaal ah ku sugan magaalada Kismaayo ayaa Gedonet u xaqiijiyey inay shirkadda Banaadir aan muddo aan la cayimin ay maamulka dekadda Kismaayo ay hayn doonto, iyadoo maraakiib ugu horeysayna oo ka soo degtay dekadda Kismaayo ay iyagu maamulka hayeen. Ilaa iyo 7 markab oo xamuul ahi ay iminka ku soo socdaan magaalada Kismaayo. Shirkadda Banaadir ayaa warar lagu kalsoon yahay ay sheegayaan inay qandaraas lagu siiyey inay maamulaan muddo lix bilood ah dekadda magaalada Muqdisho.

 

Ganacsade Cadaani oo la socday ciidamadii soo galay magaalada Kismaayo ayaa ku sugnaa in muddo ah magaalada Kismaayo ayaa lagu arkayey goobaha ganacsiga iyo masaajiydada ayaa masuuliyiin ka socota shirkadiisa iyo maleeshiyo qaabilsan ammaanka ay iminka ku sugan yihiin dekadda magaalada Kismaayo, kuwaasoo ayaa isla markiiba ay maleeshiyadiisu kala direen shaqaalihii iyo muruqmaalkii ka shaqeysan jiray dekadda magaalada Kismaayo.

 

Mid ka mid ah shaqaalihii ka shaqeysan jiray dekadda magaalada Kismaayo ayaa sheegay in ka badan 400 qoys oo si toos ah iyo si dadbadan ugu noolaa dekadda Kismaayo ayaa waxaa la soo daristay xaalado adag oo aan soo galin wax noolal maalmeed ah.

 

Dhinaca kale, magaalada Kismaayo ayaa wax qulqualato ah aysan ka dhicin ilaa iyo intii uu soo gaaray Eng.Bashir Axmed Jarato oo ah gudoomiyaha maamulka maxkamadaha ee Kismaayo. Eng.Jalato ayaa shirar isdaba joog ah uu ku xalinayo siduu isugu soo dhoweyn lahaa waxgarad iyo aqoonayahanno ka soo jeeda Beesha **** ee ku nool magaalada Kismaayo oo shaki badan ka muujiyey hanaan socodka maxkamadaha iyo masuuliyiinta maxkamadaha

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Nac nac nac,mac macaaaaaaac.

 

Alla maxaa bahal bahlihii hore kasoo hadhay meesha ordaysa, waar umada kafadhiisan, fadh fadh halayninee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^waar miyaad waalan tahay.Sowtaan ka jawaabay waxan aad lakabash kabash leedahay.Dib ugu fiirso waxaan kusoo qoray.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Maad ka jawaabin akhee. Ku noqo aniga kuma weydiin Riyaale Kaahin haol su'aal oo toos ah ayaan ku weydiiyey toos iiga jawaab.

 

Waa la yaabay,

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^lol, wallee, waad sunasan tay yarow.Hadii jawaabtaydu aanay kugu filnayn, dee wax kale oo kugu filan magaranayo runtii.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ illeen wixii habash habash kaa dhici jirtay waa wax kuma taal.

 

Saan ku malaynayey iyo sidaad noqotay waa laba kala dheer sxb.

 

I am disappointed sxb!

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^maxaad imalaynaysay,amabe se, waxaad ii haysato wax ma iga galeen ayaa kahoraysa?

 

Cajiib, cirka ha isla marin eh, adigu agtayda waxaad ka tay, miskiin yar oo lunsan,una baahan wax haga oo jidka toosan intuu kutabaha uqabto saarah.Markaa, kaama filanayo in aad kob cagaar leh ka soo dur durayso waligaa, waayo waxaad tahay qof indha la' oo walibana habeen kud cura gudaya, kaba sii darane in uu saxan yey ayuu is moodayaa.Taa ayaan ka warwari lahaa hadaan adiga ahay maanta, yaa miskiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^ SAXSANE FAARAX! Wallaahi waad dhunsan tahay yaa jaahil. Aniga waxaygu waa cadyihiin balse adigu midabaale baa tahay. tre colari.

 

War su'aal ayaan ku weydiiyey, waadna diiday inaad ka jawaabtid markaa waxaa soo baxday inadan Maxkamadaha la doonaynin beelaha aad ka soo jeedid, markaa ma hadal xunbaa haddii aan ku uri hadda wixi ka dambeeya arrimahan iyo maxkamadaha iwm iska uruuri oo dhiidhiibso yaadan qarxine awalbaad qaraxsanayd.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^anaa Jaahil ah miyaa, wallee waa yaab, intaynaan sheekada siiwadin, bal horta kasoo bax 90s era ayaad wali soo socotaaye.Isoo gaadh horta,markaas ayeynu wada hadli karnaa,intii waxaa kahoraysa miyaa, maxaynu kuwada hadli ma inagaa isku ambition ba ah.I have goals for my country, you have none, or else you wouldn't be supporting hopeless warlord like Hiiraale and be talking about Caydiid Sr. in the 2006.Good God, I say, elevate brother, bariisna cuntaye.

 

War cadna mahaysid, oo qosol iyo dabaal ayaad iskaga jirtaa eh.

 

Anigu se wax wanaagsan ayaan larabaa, meesha aad kudhalatay ee ah Garbaharay amaba Kismayo, oo waxaan rabaa in aad hormar gaadhid, laakin aduunka waxaa ugu daran ninka doqon wax isyidhaa wax uqabo.Nabi Muse ayuu ahaa kii is yidhi miskiin caawi, markuu caawiyey, isagii eedeeyey, tii ayaa taagan maanta.

 

Is waydii, Hiiraale muxuu kuu soo waday, oo muxuu usamaynlahaa dadka, iyo meeshu xukumo?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sxb suaal ayaan ku weydiiyey,

 

waxaan ogaanayey in aay kaa run tahay taageerada aad u haysid maxkamadaha, balse markii aad tiri lama rabo ayaan ogaadey inaay kaa ahayeen faduul iyo afdheeri markaad arrimaah gashay.

 

Tan kale wanaag haddii aad la rabto GEdo, amba waan la rabaa wanaag Burco, Hargeysa iwm. balse waxaad tahay Selvfish weyn brother

 

I have goals for my country, you have none

Red Sea, thanks, hadaad iiga jawaabtay suaashi. Wixii hada ka dambeeya doodaada maxkamadaha & nacnacdaad meesha ku qorto had iyo gooraale ee aad dadka ku qaldeysid waa waa eber & wax kuma taal

 

Wallee lagu ogaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^good at least, finally you have understood something.Thank God, finally, something has found it's way onto the other side of your thick skull.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Mar dambe Kismayo & maxkamado ha isku soo hadal qaadin.

 

isku xishood dhiidhibso oo is aruuri yaanan mar dambe lagaa arkin ceebtaade :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allamagan, leave Red Sea alone :D

He does not know who Abukar Cumar Cadaan is, one of the most powerful warlord/businessmen in Migadishu. He used to be partners with his cousin Bashir Raage their team was called the Banadir company. They used to battle Xaji Musa Sudi who was from another clan of the sub-clan. These battles cost lives and took their toll on the North of the city. His group are famous for the export of coal through Ceel-Macaan and since the takeover he has been given control of Mogadishu port and now Kismayu.

 

Justice huh, or business as usual. :D

But Red Sea knew that right

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this