Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxamed Xaashi Cilmi iyo Jeneraal Jidhif oo caawa geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Allah ha u naxariisto Eng Maxamed Xaashi Cilmi oo xilal kala duwan ka soo qabtay dawladda Soomaalilaan ayaa caawa ku geeriyooday Riyaad, Sucuudi Carabiya.

Waxaa lagu xasuustaa sidii uu ula dagaallamay musuqmaasuqa markii uu ahaa Wasiirka Maaliyadda ee xukuumaddii madaxweyne Siilaanyo.

Allah haw naxariiste waxa isaguna caawa geeriyooday Taliyihii hore ee Ciidanka Mileteriga Somaliland Jeneraal Maxamed Xasan Cabdillaahi ( Jidhif).

Wuxuu xilal kala duwan ka soo qabtay ciiddamada Booliska iyo Mileteriga Somaliland isaga ka mid ahaa ciiddamadii lagu bilaabay dib u dhiskii Somaliland  sannadkii 1991 kii.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this