Deeq A. Posted November 14, 2023 Golaha guurtida Somaliland ayaa saaka loo qaybiyay xeerarkii Doorashooyinka isa saarka ah ee dhawaan golaha wakiilada Somalilnad ansixiyeen. Guddoomiye Saleebaan ayaa mudanayaasha u sheegay in ay soo akhriyaan xeerarkan. Golaha ayaa shalay u xidhmay ama hawshiisa u gudan kari waayay kadib markii ay soo xaadiri waayeen xildhibaano badan oo iska maqnaaday isla markaasina ay buuxin waayee Qaran News Share this post Link to post Share on other sites