Gabbal Posted June 4, 2006 Midowga Maxkamadaha Oo Sheegay Inay Dhamaadeen Dagaaladii Muqdisho Iyo Maamul Ay Dhowaan ku Dhawaaqi Doonaan Shir jaraa'id oo ku qabtay xarunta Maxkamadaha ee magaalada Muqdisho, guddoomiyaha Midowga Maxkamadaha Islaamiga ah ee magaalada Muqdisho Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku dhowaaqay inay dhowaan magaalada loo dhisi doono maamul mideysan oo loo wado dhan yahay. Sheekh Shariif ayaa shirka jaraaid ku sheegay "Waxaan ku talo jirnaa inaan maamul u dhisno magaalada Muqdisho maadaama ay meesha kabaxday awooddii hogaamiye kooxeedyada ee gacan ku haynta magaalada Muqdisho oo ay hadda intooda badan ay ka carareen magaalada". Sheekh Shariif ayaa ka gaabsaday inuu sheego xilliga ay doonayaan inay ku dhowaaqaan maamulka Muqdisho. Hadalka gudoomiyaha ayaa waxay ku soo beegantay xilli ay ciidamada maxaakiimta ay ka kaga guuleysteen dagaaladii ay isaga horyimaadeen magaalada Muqdisho Isbaheysiga la dagaalanka argagixisida iyo soo celinta nabadda. Sheekh Shariif ayaa sheegay in dagaalladii magaalada Muqdisho dhamaan la soo afjaray haddana ay u gudbeen gobolka Shabeellada Dhexe oo ku tilmaamay goobtii laga soo abaabuli jiray dagaallada lagu soo qaadayo ciidamada maxkamadaha Islaamiga ah. Gudoomiyaha oo ku tilmaamay guusha ay gaareen mid ka yimid shacabka oo ku tilmaamay inay hogaamiye kooxeedyada magaalada Muqdisho ay in muddo dhan 16 sano ay dalka iyo dadka Soomalida ay dhibaato badan ku hayeen, hadana laga xoreynayo shacabka ay afduubka ku haysteen ee magaalada Muqdisho. GedoNews Desk Garba, GEDO Quote Share this post Link to post Share on other sites
BN Posted June 4, 2006 How do Aydiid Jr. and Caato play into this? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted June 4, 2006 I truly cannot say, but then again it is worthy to note neither Aydiid nor Caato were part of the Anti-"Terror" alliance and neither declared and wage war against the Courts. Two of their financiers who were part of the alliance suffered the consequence though. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BN Posted June 4, 2006 True enough. It certainly seems like a good day for Mr. Abdullahi Yusuf; with the warlords defeated, he now has a single unified enemy in the Islamic Courts. The U.S. and other powers will have no other choice but to back him, and the TFG, in order to counter balance the Maxkamadaha. Everything seems to be falling into place with Xabsade/Saransoor as well; they are feeling isolated and may be caving in to demands for an intervention force made up of frontline states(e.g. Ethiopia). This year will most certainly be a notable one. As is often the case, we in the diaspora are mere onlookers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted June 4, 2006 ^ I'm hoping the courts would bring down A/Y and his cronies from "power". Let them flee overseas and leave. I hear the old man has a plane full of fuel with the engine running at all times. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted June 4, 2006 True enough. It certainly seems like a good day for Mr. Abdullahi Yusuf; with the warlords defeated, he now has a single unified enemy in the Islamic Courts. The U.S. and other powers will have no other choice but to back him Miskiin. Trust in Allah and yourself sxb not outside powerers. Quote Share this post Link to post Share on other sites