Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Ingiriis sh oo markii labaad Qadiyadda Aqoonsiga Somaliland horgeynaya Baarlamaanka UK

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Ingiriis sh oo markii labaad Qadiyadda Aqoonsiga Somaliland horgeynaya Baarlamaanka UK
IMG-20231114-WA0000.jpg

London(Qaran news)- Xildhibaan Gavin Williamson ayaa markii labaad baarlamaanka UK horgeynaya dood la xidhiidha aqoonsiga JSL.

Xildhibaan Gavin wuxuu baarlamaanka ingiriiska ka hor jeedin doonaa 24ka bishan November, warbixin dheer oo uu kaga hadli doono sida ay Somaliland ugu qalanto Ingiriisku siiyo aqoonsi diblamaasiyadeed maadaama oo uu ahaa dalkii xoriyadda siiyay Somaliland 26kii June 1960, ka hor intii aanay la midoobin Soomaaliya.

Gavin Williamson wuxuu ku boorinayaa in Baarlamaanka Ingiriisku uu dawladda u jeediyo inay ictiraafto Somaliland madaama oo labada dawladood xidhiidh iyo cilaaqaad ka dhexeeyay muddo dheer.

Waxa xildhibaanku uu ka hadli doonaa doorashooyinka xorta ah ee ay Somaliland ka hirgelisay gobolka qasan ee Geeska Afrika.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this