Sign in to follow this  
Deeq A.

Masuuliyiin Kormeeray Dhaamka Qool Buulale

Recommended Posts

Deeq A.   

Masuuliyiin Kormeeray Dhaamka Qool Buulale
IMG-20231112-WA0010.jpg

Hargeysa(Qaran news)-Maamulka degmada IMG-20231112-WA0009.jpgSallaxley iyo mas’uulyiin kale ayaa kormeeray dhismaha dhaamka Qool-Buulale.

Kormeerkan oo ay iska kaashanayeen, Wasaarradda Horrumarinta Biyaha, Hay’adda Actionaid iyo Maamulka degmada Sallaxley ayaa ku saabsanaa xog-xogaalimadda dhamaaka Qool-Buulale ee degmadda Sallaxley.

Gebo-gabadii dhamaan Mas’uuliyinta dawladda, Hay’adda iyo maamulka ayaa isla qaatay in la da dajiyo dhismaha dhaamka lana ilaaliyo tayadda dhismihiisa.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this