Sign in to follow this  
Deeq A.

Hay’adda Sirdoonka oo Qabatay 18 Baabuur oo falal Argagixiso loo qorsheeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Hay’adda Sirdoonka oo Qabatay 18 Baabuur oo falal Argagixiso loo qorsheeyay

Hargeysa(Qaran news)- Hay’adda sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa qabatay 18 Gaadhi oo ay sheegeen in loo qorsheeyay falal argagixiso.

Sidaasna waxa lagu sheegay qoraal Hay’adda sirdoonku soo saartay oo u qornaa sidan:-

“Hay’adda Sirdoonka oo raacaysa xogo ay heshay ayaa ku guulaysatey in ay gacanta ku dhigto 18 Gaadhi oo ku lug yeeshay fududaynta falal qorshaysanaa oo hay’addu fashilisay.

Baabuurtan ayaan lahayn taarikada gaadiidka lagu aqoonsado. NIA ayaa ku daba jirta tiro kale oo gaadiidkan ah.”

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this