Deeq A. Posted November 12, 2023 Shaxda Qaaxo midabo badanaa bal eeg ■ Maalin waa Ceelfwayn Bicide iyo S Yonis ■ Maalin Cali Saahid. Hy Iyo Ciise Muse ■ Maalin Waa Arab iyo Cabane Yusuf ■ Maalin Waa Ciise Muse Reer Dahir. Mashruuca u weyni waa kaas ka socdda Gobolka Sool. Dadkeenuna ma fahmin. ● Dhulbahantena waa kuwa Tuuloyinka gubaya. ● Wersengalina Dareera iyo waa dhuxulayaal ● Awdal TIIH baa ka socdda Somaliland Fitnadda Ka socota Waa Mashruuc. Waxaana Hogaaminaya Labadda Korneyl. Degaan walba colaad baa ka socota Nuux Tanina Baa Ku saddex ah Mashuurcan Ciidankii Qaranka waad aragtaan. Jahwareerin. Dhinac walba waa loo dhigey. Hadaba dadku miyuu walan yahey. Waar dadku haka tashadaan nabadooda. Xukumadduni nabad kama shaqeyneyso. Umaddana waa la jahawareerinaya. Maantadii dalku waa gaajoonayaan. Sixir bararku hadal ma leh. Xaraashka dhulka danta guud aragte. Xagaa loo socdda. Heybadii Dowladdnimaddu wey luntey. Dadka badhna waa yaaban yahey. Badhna waa amusan yahey. Badhna waa la waaley oo waa GALA DAGAALKA. Waxeynu u bahanahey in caqligu shaqeeyo eynu xaqiiqda wajahno dalka laga badbaadiyo xukumaddan fashilantey. Ninkii aan intaas fahmeyni Waa nin aan habeen jirin Hon-Envoy Abdirizak Diinaari diinaari1960@gmail.com Qaran News Share this post Link to post Share on other sites